Maxey kawada hadleen Farmaajo iyo Abiy Axmad oo ku kulmay Addis Ababa?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan Adis Ababa kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka...
Wararkii ugu dambeeyay socdaalka Cali Guudlaawe ku tagayo Baladweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen laguw adaa in uu gaaro magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo xaalad kacsanaan ah ay...
Guddi uu Rooble Magacaabay oo Gaaray Magaalada Jowhar iyo ujeedka safarkooda.
JOWHAR-AYAAMAHA-Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ahna Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa Maanta gaaray Guddiga Wasiirada ah ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaaraha...
Guddiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay jadwalka doorashada 8 kursi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorasho ee 8 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Dhuusamareeb.
Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada...
Akhriso:- Qodobada looga hadlaayo shir madaxeedka Midowga Afrika ee ka furmay Addis Ababa.
Waxaa Goordhaw ka furmay Shir madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa iyadoo Ajandayaasha ugu horeeyaan ay yihiin Afgambiyada Military...
Farmaajo & Fahad Oo dejiyey shirqoolkii ugu weynaa ay la rabaan Axmed Madoobe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maqaal lagu daabacay Wargeyska The Star Ee kasoo baxa Kenya maanta oo sabti ah ayaa waxa ciwaan looga dhigay is afgaran waa ka taagan...
Wararkii ugu dambeeyey Xildhibaano maanta lagu doortay Muqdisho
MUQFISHO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa shaciyay Natiijada Hordhaca ah ee kuraasta tirsigoodu yahay HOP#226 iyo Hop# 118.
Kursiga Hop#226...
Guudlaawe oo ku gacan-sayray qorshe uu watay Fahad Yaasiin iyo saraakiil ka socota NISA
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiil ka tirsan hay’adda Sirdoonka Soomaaliya oo Jowhar u tagay sidii xildhibaan looga dhigi lahaa Fahad Yaasiin, taliyihii hore NISA ayaa dib ugu laabtay...
Xogtii ugu dambeysay ee doorashada xildhibaanada golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ayaa ka socota inta badan caasimadda maamul goboleedyadda, waxaana soo baxay xildhibaano cusub oo kusoo biiri donna golaha Shacabka xilli...
Ujeedka Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Magaalada Addis Ababa.
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyagoona kusii...




















