Maxaad ka ogthaay saameynta siyaasadeed uu Maraykanka ku leeyahay Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Prof. Afyare Cabdi Cilmi ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo dhinaca kalena meesha ka saaray wararka sheegaya inaanu Mareykanku xilligan saamayn muuqato...
Dabagaal dalka UK ku dhaawacay dad gaaraya 18 qof.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dabagaale uu midabkiisu yahay calow oo weerarro uu geystay ku dhaawacay 10 ruux ayaa la qabtay kaddibna ay la wareegtay dowladda si loo dilo.
Xayawaankan...
Qoorqoor iyo Safiirka Ingiriiska kawada hadalay xaaladda dalka & doorashooyinka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Safiiradda Dowladda Ingiriiska ufadhisa Soomaaliya Danjirad...
Mareykanka oo ‘lahjad adag’ kula hadlay Farmaajo, taageerana u muujiyey RW Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa ka warbixisay waxyaabihii ay kala hadashay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble...
Wararkii ugu dambeeyay Al-Shabaab oo dagaal kula wareegtay degmada Balcad.
JOWHAR-AYAAMAHA-Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee saaka waxaa ay dagaal ku galeen degmada Balcad oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, Muqdishana...
Sheekh Shariif oo war kasoo saaray hadalkii General Odawaa ee ciidamada xoogga dalka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa boggaadiyay hadalkii Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jen Yuusuf Odawaa Raagge ee ahaa in Ciidamada aanay ku milmin arrimaha...
Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay qorshaha ka bixitaanka Soomaaliya.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM.
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Odawaa Yuusuf raage oo amar siiyay ciidamada dowladda.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Waxaa goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Genral Odawaa Yuusuf Raage kaa oo ka hadlay marxaladihii ugu dambeeyay ee...
Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray magaalada Muqdisho.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa goordhoweyd soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb-galo shirkii Golaha Wada-tashiga Qaranka ee uu kal hore iclaamiyay Ra’iisul...
Maxaa ka jira in xalay Mukhtar Roobow lagala baxay hoygii lagu hayay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xogo Sir-doon oo soo baxaya ayaa sheegaya in hoggaanka hay’adda NISA, ay xalay hoygii uu xabsi-guriga ku ahaa kala baxeen Mukhtaar Roobow oo aan...




















