28.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Buuqa ka dhashay doorashada oo sababi karo dagaal aan la hubin dhamaadkiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Buuqa ka dhashay doorashada golaha shacabka kuraasta qaar ayaa abuurtay in kulamo ka dhan ah Dawlada ay ka socdeen maalmahaan Muqdisho. Waxaa hadda caasimadda ka...

Digniin adag oo loo diray ciidamada Dowlada ee dila dadka shacabka ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidanka lugta xoogga dalka Generaal Biixi oo maanta la hadlayay ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa digniin adag u diray ciidanka xoogga...
Cutubyo ka tirsan Kummaandooska Xoogga dalka ee Gor-gor

Garoonka Aadan Cadde oo kasoo dagay Cutubyo ka tirsan Kummaandooska Xoogga dalka ee Gor-gor.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada oo si gaar ah uga tirsan Ururka 9-aad ee Kumaandooska Gor-gor oo tababar kusoo qaatay dalka Turkiga ayaa waxaa Garoonka Aadan Cadde kusoo...
Shirkad Yurub u rartaa telefoonada AFRIKA ee layska tuuray si dib u habeyn loogu sameynayo.

Maxay tahay sababta telefoonada Afrika ee layska tuuray loogu raro Yurub?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Eric Arthur ma hayo waqti badan- waxaa uu maalmaha fasaxa ku qaataa soo ururinta telefoonada ciladeeysan ee dalka Gaana. Waxaa uu kasoo safraa hoygiisa oo...
Howlgalka burcad badeedeeda Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya oo ku gacan seertay go,aanka QM ee howlgalka la dagaalanka burcad badeedeeda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha ammaanka ee QM ayaa ogolaaday qaraar ay gudbisay Dowladda Mareykanka kaasi oo waqti dheerad ah loogu daray howlgalka la dagaalanka burcad badeeda Soomaaliya...

XOG:-Saraakiisha Puntland oo ka cabsi qaba in ciidamo gurmad u ah PSF ay soo...

BOOSAASO-AYAAMAHA-Saraakiisha Puntland ayaa joojiyey baabuurta soo galaya Magaalada Boosaaso iyada oo lagu celinayo degmada Carmo oo u jirta 100km, waxaana maamulka Puntland ay sheegeen...

DEG DEG:- Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ka horyimid cabashadii Midowga Musharaxiinta.

Qoraalka kasoo baxay Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in cabasho la soo mariyey warbaahinta aan u aqoonsaneyn cabasho. Hoos ka akhriso. Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban wuxuu...
Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in dalka xaalad qatar ah ku sugan yahay

Cumar Cabdirashiid oo ka soo dagay Muqdisho, soona bandhigay qorshe looga hortagikaro boobka doorashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta kasoo dagay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde waxaa...

Dad shacab ah oo lagu laayey qarax Miino oo lala eegtay Bajaaj ay saarnaayeen.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay tuulada Buulo Xaaji oo 90-km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo...
PSF ayaa la sheegay in lakala furfuray kadib markii lagu bixiyey lacag farabadan

XOG:-PSF oo laka furfuray iyo qorshii Saciid Deni oo hirgalaya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Isimada dhaqanka Magaalada Boosaaso ee Xsrunta Gobolka Bari ayaa bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii Madaxweynaha Puntland uu ku sameeyay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan