Midowga Musharaxiinta oo tilmaamay inaan la fiirsan karin wax socda, laguna tilmaami karin doorasho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta ayaa war saxaafadeed ka soo saaray shirar maalmihii la soo dhaafay u socday oo looga hadlayay geeddi socodka doorashooyinka ayaa caddeeyay in...
Orodyahanka Mo Farax oo Hargeysa lagu guddoom siiyey abaalmarin qaali ah.
HARHEYSA-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga Madaxtooyada ku qaabiley orodyahan Maxamed Mukhtaar Jaamac Faarax (Sir Mo Farah) oo uu wehelinayey Orodyahan...
Wasiirka Maaliyada oo kamid ah kuraasta la shaaciyey iyo shaki ku gedaaman dib u...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada qabanaya soomaaliland Ee SEIT ayaa maqribkii caawa soo saaray liiska 16 kursi oo doorshadooda berri Arbacada la qaban doono golaha Shacabka.
Doorashadaasi ayaa...
Boqor Buurmadow oo dacwad laga gudbiyey loona haysto arrin xasaasi ah.
MUQD8SHO-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay gudbiyeen dacwad ka dhan Cismaan Aw Maxamuud Maxamed “Boqor Buurmadow si loo soo xiro.
Guddoomiye Ku xigeenka Amniga &...
Farmaajo Iyo Amiirka Dowladda Qatar Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
MUQDIDHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh...
Musharaxiin lacago badan laga qaaday kadibna loo diiday in la siiyo Shahaadada tartanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa sii kordhaya cabashada ka imaaneysa qaar kamid ah musharaxiinta dooneysay in ay kamid noqdaan Xildhibaanada golaha shacabka kuwaa oo inta lacago badan laga...
Saraakiisha Ciidamada Puntland oo looga yeeray Golaha Wakiilada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Wakiilada Maamulka Puntland ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe waxaa qaar kamid ah Xildhibaannada ay ka cawdeen inay ishor-istaag kala...
Muxuu yahay u jeedka kulanka Axmed Madoobe iyo Laftagareen ee Kismaayo?
BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee Jubbaland.
Lafta gareen ayaa lagu wadaa inuu...
Diyaaradii Maraykanka ku faani jiray ee F-35 oo burburtay cilladna lagu arkay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Baraha bulshada ayaa lasoo dhigay muuqaal hadal heyn badan dhaliyay oo u muuqda in laga soo duubay qaabka ay u burburtay diyaarad nooceedu yahay...
Weerar madaafiic ah oo xalay lagu qaaday Magaalada Baydhabo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Koofurgalbeed ayaa la sheegaya in xalay xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah iyo...




















