Ra’iisul Wasaare Rooble oo cambaareeyay qarixii ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul uga hadlay weerarkii is-maaminta ahaa ee saaka ka dhacay wadada...
Qorshihii Farmaajo ee doorashada oo hirgalay iyo Yaasiin Farey oo ku guuleystay kursiga Hop#067
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dooarasho la sii ogaa cida kusoo baxaysoa oo ka socotay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa waxaa ka dhacday Magaaladaas.
Yaasiin Cabdullaahi Farey Agaasimaha KMG...
Xaguu ahaa bartilmaameedka qarixii ka dhacay wadada Cabdiqaasim?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey khasaaraha ka dhashay qarixii xooganaa ee saaka ka dhacay wadada Cabdiqaasim, degmada Hodan rr gobolka Banaadir, kaas...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo saaray amar kale oo la xiriira Abaarta kajira dalka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay xoojineysaa dadaallada lagu taakuleynayo dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku nool gobollada dalka.
Shalay Ra’iisul Wasaaraha waxa uu baaq...
Sidee Safiya Nuur ugu suurta-gashay inay lacag ka dhacday dadka ugu caansan dunida, maxaase...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay, baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta caalamka waxaa qabsaday hadal heyn ku saabsan gabar lagu magacaabay Safiya Nuur,...
Howlgal qorsheysan oo lagu burburiyay fariisimo ay Alshabaab ku lahaayeen Sh/Hoose.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Kumaandooska Gorgor gaar ahaan ururka 7aad ee Guutada 18aad ayaa howgal qosheysan ku burburiyay fariisimo ay Alshabaab ku lahaayeen Tuulooyin hoostaga Gobolka Shabeelaha...
Wararkii ugu dambeeyay doorashada Golaha Shacabka ee Galmudug
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug lagu dooran doonaa labo kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo horay Guddiga doorashada Galmudug...
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhigga Ciidamada Koonfur Galbeed.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Waajid ee Gobolka Bakool, waxaana uu u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed...
Dalka oo galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah iyo Rooble oo go’aan culus...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah oo ka dhalatay...
Kursigii afaraad ee doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka oo la doortay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa weli dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdosho ka socota doorashada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi, taas oo ay ku tartamayaan musharrixiin dhowr...




















