25.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Sheekh shariif iyo Guudlaawe

Sheekh shariif oo Madaxweynaha Hirshabeelle kala hadlay Arimaha Doorashooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen , ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheekh Axmed. Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta doorashada...

Waa kuma Guddoomiyaha cusub ee xisbiga Waddani?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirweynihii xisbiga Waddani oo maalintiisii labaad ka socda Jamhuuriyadda iskeed Madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Soomaaliland, maanta Guddoomiyaha xisbigaas loogu doortay Xirsi Cali Xaaji Xasan,...

Dowladda Shiinaha oo diiday in markale Soomaaliya loo saaray cunaqateynta hubka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay hubka Soomaaliya la geeyo ee gacanta u gala ururka Al Shabaab iyo ururada kale ee Soomaaliya ka...
Midowga Musharaxiinta oo damacsan

Midowga Misharaxiinta oo wada ‘qorshe halis ku ah jiritaanka’ Farmaajo iyo Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Misharaxiinta oo maalmihii la soo dhaafay qadka Zoomka ku yeesheen wadatashiyo looga hadlayay hubaal la’aanta ka jirta doorashada iyo dib u dhaca weyn ee...

Wasiirka Amniga iyo Kuxigeenka Ergeyga QM oo qabtay shirka looga hadlaayey Amniga.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Gudaha xukuumada Somaaliya C/llaahi Maxamed Nuur iyo Kuxigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho ayaa si wadajir ah u shir...

Rooble iyo Qoor Qoor oo isla meel dhigay qodob ay dood badan ka taagneyd

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble & Madaxweynaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo ku kulmay Madaxtooyada Dhuusamareeb ayaa kawada xaajooday dardargelinta Doorashada...
ROOBLE safar howleed ku tagay degmada Balcad

Xukuumadda oo go’aan lama filaan ah kasoo saartay in Rooble la kulmayo Ahlusunna

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo qeyb ka ah wafdiga Ra’iisul Wasaare Rooble ee gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in...

Wararkii u dambeeyey Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Walanweyn

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah una dhaxeeyay Ciidamada Ammaanka degmada Walanweyn iyo maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa uu ka dhacay meelo kamid...
Hub lasoo galiyey Muqdisho

DEG DEG:- Hub lasoo galiyey Muqdisho iyo Digninta Booliska Gobolka Banaadir.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay siweyn u adkeeynayaan Amniga Caasimadda, isla markaana ay joogteeynayaan howlgallada dhanka Amniga ah ee laga fulinayo...
abaaraha ka jira Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo ka digtay abaaraha ka jira Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’addaha gargaarka Qaramada Midoobay ayaa ka digay Haqab-beelka cunnada inay si weyn uga sii dari doonto bisha May 2022 gudaha Soomaaliya, iyadoo qoysas badan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan