Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheegay in uu wada-hadal la furaayo dadka kasoo horjeedo Maamulkiisa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka hadlay dadka kasoo horjeeda Maamulkiisa iyo in dhowr jeer loo diiday tegitaanka Magaalada Beledweyne.
Cali Guudlaawe...
Al-Shabaab oo meel fagaaro ah ku toogtay laba Ruux
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro kuyaal degmada Jamaame oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay ku toogteen laba Nin oo ay u jeediyeen Eedeyn...
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho labo maalmood qaadatay oo uu magaalada Addis...
Uhuru Kenyatta oo fadeexad kala kulmay baaritaan lagu sameeyey hanti uu kuqarsaday dibbada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Isniintii sheegay in baaritaanka kashifay hogaamiyayaasha caalamka ee lacagaha ku qarsaday dalal dibadda ah “uu sare u qaadi doono...
XOG: Shariif Sheekh oo iska casilay xilka gudoomiyaha midowga murashaxiinta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegayaan in xilka iska casilay gudoomiyaha golaha midowga murashaxiinta soomaaliya sheekh shariif sheekh axmed.
Waxa uu qoonsaday arimo dhowr...
Muxuu yahay gantaalka aysan isha qaban karin ee Ruushka uu tijaabiyay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa shalay ku guuleystay tijaabinta hub lagu magacaabo Zircon ee sida aadka ah u dheereeya kaas oo ay ciidamada badda ka ganeen gudaha...
Puntland oo gacanta ku dhigtay khamri iyo dadkii ka siday.
GAROWE-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska Puntland ee ka howlgalla Magaalada Garoowe ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa gacanta ay ku dhigeen Khamri farabadan oo la doonayay in la...
Galmudug oo dagaal afar jiho ah ku qaadeysa Ahlu-Sunna
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in abaabul dagaal oo ka dhan ah kooxda Ahlu Sunna ee la...
Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dadkii laga musaafuriyay Laascaanood
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqaday madaxbannaanida ee Soomaaliland ayaa boqolaal qof oo ka so jeeda koofurta Soomaaliya ay ka musaafurisay magaalada Laasacaanood ee gobalka Sool...
Milkiilaha Shirkadda Facebook oo sacado gudahood ku khasaaray Balaayiin Doollar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Adeegyada aaladaha baraha bulshada ee dadku ku wada xiriiraan ee Facebook, WhatsApp iyo Instagram ayaa dib hawada ugu soo laabtay kadib markii uu hawada...