Wasaaradda waxbarashadda oo ka jawaabtay cabasho uga timid macalimiinta.
War-Saxaafadeed kasoo baxay wasaarada wa barashadda hiddaha iyo tacaliinta sare XFS ayaa ka jawaabtay codsi uga yimid macalinta dugsiga.
Hoos ka akhriso qoraalka wasaaradda.
KA-JAWAABIS CABASHADDA...
Dhameystirka Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabelle iyo magacyada musharaxiinta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle lagu qabto doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay 8 kursi oo uu Maamulka...
Ujeedka safarada RW Rooble oo dalka Qatar midka MW Farmaajo ee Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo inay u ambabaxaan dalka Qatar.
Wararka la helayo...
Doorashada Golaha Shacabka oo labillaabi doono & Magaalada ugu horreeysa ee laga billaabayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in qorshuhu yahay in Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed ay noqoto goobta ugu...
Ciidamo Booliska AMISOM ah oo gaaray degmada Garbahaareey
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta degmada Garbahaareey oo ah Xarunta Gobolka Gedo ka degtay diyaarad siday Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Booliska AMISOM oo ka ambabaxay Magaalada...
Rooble oo laamaha Amniga Baraawe kala hadlay Amniga doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu wehlinayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa waxaa ay kulan la...
Wasiiru dowlaha Cadaaladda oo Mashiinada Oxygenta gaarsiiyey Degmada Farlibaax.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Cadaalada JFS, Xildhibaan Yusuf Xuseen Axmed (Gama’diid) ayaa Degmada Farlibaax ee Gobolka Hiiraan waxaa uu gaarsiiyey deeq isugu jirta daawo iyo...
Labo arrimood oo ku saabsan safarka Ra”iisul wasaare Rooble ee Baraawe
MUQDISHO-AYAAAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Duhurnimadii Maanta waxaa ay gaareen degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Madaxweynaha Koonfur...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi kasocda Wakiilada beesha Caalamka.
Wafdiga waxaa kamid ah wakiilka...
Doorasho malagu qabankaraa Baraawe, waa sidee xaalada Amni ee Degmada?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa gaaray magaaladq Baraawe ee caasimadda Koofur Galbeed, Madaxweyne Lafta Gareen ayaa hordhac u ah wafdi uu hoggaaminayo...




















