28.5 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

DEG DEG:- Rooble oo garab lama filan ah siiyey Qoorqoor farriin adagna u diray...

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan...

Wararkii u dambeeyey Dagaalka Galmudug, Qoorqoor ka dagay Dhuusamareeb.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa uu sheegaya in Ahlusuna ay la wareegeen  degmadaas. Qoraalka kasoo baxay...

Wararkii u dambeeyey Dab xoog leh oo ka kacay Suuqa Degmada Dharkeynley

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dabkaan oo geystay khasaaro hantiyadeed ayaa waxaa uu ka kacay Suuq Boocle oo kuyaal degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir. Dabka ayaa goobjoogayaal sheegeen in uu...

Ra’iisul wasaare Rooble oo galabta dhoolatus siyaasadeed ka sameeyey Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa galabta socod minjo baxsi ah waqti dheer  ku Lugeeyay Xeebta Xalane, Ujeedkaka...

Wararkii u dambeeyey dagaalka u dhexeeya ciidamada Ahlu-Sunna iyo Galmudug.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal u dhaxeeya ciidamada Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta ka dhacday degaanka Bohol oo waqooyi ka xiga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka...

Teendhada Afisyooni oo lagu soo gabagabeeyey doorashadii Aqalka Sare ee Somaliland

Waxaa teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey doorashaddii Aqalka Sare Gobolada Waqooyi ee Somaliland waxaana lagu doortay shantii musharax ee u dambeeyey. Senatarada...

Ra’isul Wasaarihii ugu horreeyay ee dumar ah oo loo magacaabay Tunisia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Tunisia Qays Saciid ayaa Arbacadii ka yaabiyay dad badan, kadib markii uu Ra'isul Wasaaraha dalkaas u magacabay Prof. Najla Bouden Romdhane, oo ah...

laba kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo goordhow la doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah ka socota Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo shalay bilaabatay. Maanta ayaa qorshuhu...

Wararkii u dambeeyey Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee G/Waqooyi

MUQDISHO-AYAAAMAHA-Waxaa maanta la soo gabagabeynaya doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobollada Waqooyi ee Somaliland, iyadoo ay dhici doonto doorashada shanta kursi ee ka dhimmaan...

Kursiga ugu dambeeya doorashada Aqalka Sare ee Maanta oo Gabar ku guuleysatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho gaar ahaan teendhada Afiyooni lagu doortay kursiga Shanaad ee kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi. Kursigan waxaana ku tartami lahaa Maxamed...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan