Ujeedka Safarka Ra’isul Wasaare Rooble degmada Baraawe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose uu gaaro wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed...
Muxuu yahay ujeedka Ahlu Sunna ee hadda dagaalka u billowday?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xiisad ayaa weli ka taagan gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya kaddib markii dhawaan ciidamo ka tirsan ururka Alhu Sunna Wal Jamaaca ay qabsadeen magaalada...
Dadkii laga soo masaafuriyey Somaliland oo gaaray degaano ka tirsan Puntland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dadkii shalay Somaliland kasoo masaafurisay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa habeenkii xalay aheyd gaaray deegaano ka tirsan Maamulka Puntland, iyagoon halkaas siweyn...
Wasiirka Cadaalada oo ka hadlay musaafurinta soomaliland ay ku sameysay Ganacsatada Koonfurta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Cadaalada Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa waxa uu ka hadlay musaafurint Soomaaliland ku sameeneyso dadka kasoo jeedo koonfurta Soomaaliya.
Waxa uu si kulul...
Rooble oo Muqdisho ka billaabay u diyaar garowga doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay u diyaar garowga Sugida Amniga doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka la qaatay...
Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay khilaafka Farmaajo iyo Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wakiilada Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisulwasaare Rooble, ayagoo ku booriyay in la xaliyo muranka siyaasadeed ee u dhaxeeya...
Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay arrimo badan ku saabsan dhaqaalaha dalka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyey xaaladda dhaqaalle ee dalka uu marayo, isagoo ka warbixiyey dhowr arrimood.
Wasiirka ayaa sheegay in sababta...
DEG DEG:- Ciidamada Ahlusunna oo Maanta la wareegay degaan ku dhow Dhuusamareeb
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Ahlusunna Waljameeca ayaa goordhaweyd la wareegay deegaan hoostega Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug, kadib markii ay halkaas isaga baxeen Ciidankii Galmudug ee...
Jubbaland oo ka jawaabay gaf uu maamulka Luuq u geystay Qoyska Ikraan Tahlil
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay, hadallo xanaf leh oo loogu gafay qoyska dhibanayaasha ay...
Khasaare ka dhashay rasaas ciidanka booliska Boosaaso ay fureen.
GAROWE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobolka Bari ayaa waxaa uu sheegayaa in hal qof oo dhallinyaro ah uu ku dhintay mid...



















