XOG:- Muxuu Farmaajo uu uga baqayaa doorashada?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Dowlad goboleedka Galmudug, ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Shan, Cabdikariin Xuseen Guuled, ayaa Farmaajo ku eedeeyay inuu dalka u horseeday xasillooni-darro siyaasadeed amni...
Dhoolatuskii Farmaajo ee Xalay waxaa barbar socday kulamada Fahad Yaasiin iyo Qoor Qoor
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa caawa ku qaabilay hoyga uu ka degan yahay nawaaxiga Garoonk diyaaradaha Taliyihii hore Nabadsugida Fahad Yaasiin iyo xubno la...
Maxaa sababay in Guddiga Doorashooyinka Somaliland ay dib u dhigaan hadal jeedinta Musharaxiinta Aqalka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa dib u dhigay hadal jeedintii berri ee Musharaxiinta Aqalka Sare.
Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka...
Maxaa xalay ka dhacay Villa Somalia? iyo qorshaha cusub ee Farmaajo la soo baxay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay qaaday tilaabo kale oo uu ku muujinayo awoodiisa dhanka doorashadda.
Sideed oday dhaqameed oo ka mid...
Dagaal dhexmaray ciidamada Militariga Sudan iyo kuwa Ethiopia
MUQDISHO-AYAAMAHA-Militariga Sudan ayaa maanta sheegay inay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal.
Ciidamada Ethiopia waxaa lagu qasbay...
Ra’iisul wasaare Rooble oo shir la yeeshay Taliyaasha ciidamada Booliska iyo AMISOM
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan la qaatay Taliyaha Booliska Soomaaliya, Taliska Booliska AMISOM iyo Guddoonka Guddiga...
Cabsi soo wajahday Farmaajo iyo wadooyinka soo gala Villa Somalia oo amnigooda la adkeeyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kadib qaraxyo isxig-xiga oo ka dhacay Muqdisho kadib markii Fahad Yaasiin uu dib ugu soo laabtay Muqdisho waxaa cabsi xoog leh ay soo food...
Taalibaan oo meydadka dad ay dileen ku soo bandhigay wiish korkiisa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Taalibaan ayaa meydadka dad ay dileen soo suray wiish la soo dhigay barxadda magaalada Herat ee dalka Afghanistan, halkaas oo boqolaal dad ah...
Mdowga Musharaxiinta oo soo saaray in Farmaajo loo aqoonsado qaswade.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta oo soo saaray war-saxaafadeed ayaa waxay ku booriyeen Golaha Wadatashiga Qaran in la dedejiyo howlaha doorashooyinka, sidoo kale waxay Beesha Caalamka ugu...
Dowladda Djibouti oo loo haysto dad rayid ah oo guryahooda lagala baxay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jimciyadda Xuquuqal Isaanka ee Djibouti ayaa sheegtay in dabayaaqada todobaadkii hore dad badan oo rayid ah ay ciidamada nabadgelyada ee Djibouti ka soo qabqabteen...




















