26.7 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Taliye Xijaar oo si toos u cadeeyay u jeedka shirkoodii maanta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Janaraal Xijaar oo goordhow warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay shirkii ay yeesheen taliyaasha ciidamada qalabka sida ee...

XOG:- Farmaajo oo Xubno ka tirsan Golaha wasiiradda u diray Rooble si loola heshiisiiyo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegay in Ra'iisul wasaare kuxigeenka Xukuumada Soomaaliya Mahdi Guuleed iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda ee dawladda faderaalka ay xalay...

Sheekh Shariif oo ka hadlay kiiska Ikraan iyo khilaafka labada Masuul ee dalka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Sheekh Shariif oo saakay dib ugu soo laabtay ayaa maanta la hadlay saxaafada madaxa banaan ee dalka waxaana uu ka hadlay xasarada taagan. Sheekh...

DEG DEG:- Villa Somalia oo kasoo horjeysatay xilka qaadistii Wasiirkii Amniga

Qoraal goordhow kasoo baxay Villa Somalia ayaa loogu soo horjeystay xilka qaadistii wasiirka Amniga gudaha Wasiir Xundubey. Hoos ka akhriso Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...

DEG DEG:- Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilkii ka qaaday wasiirkii Amniga mid cusubna Magacaabay..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxmaed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka,tayeynta Hay’ddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee horyaalla...

Afhayeenka u hadlay Villa Somalia oo sheegay in Weerar lagu yahay dadka iyo Dowladda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Xaashi, ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka farriin ugu diray dad uu ku tilmaamay inay duulaan...

Yaa masuul ka ah dhibaatada ka dhalata Agaasimiyaasha la kala magacaabay ee NISA.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha uu sida KMG ah xalay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ugu magacaabay hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud...

R/W Rooble oo garab istaag ka helay qeybaha Bulshada iyo Midowga Musharaxiinta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta ayaa ku tilmaamay falalka uu ku kacay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ay yihiin kuwo baalmarsan dastuurka iyo sharciga dalka u degsan. Qoraal kasoo...

Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Rooble oo weji cusub yeeshay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), iyo Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa weji cusub yeeshay kadib markii uu Madaxweynaha wareegto xalay...

Bogga telefishinka Qaranka oo laga saaray wareegtada Villa Somalia iyo shir DEG DEG ah...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Bogga telefishinka Qaranka ayaa laga saaray wareegtada Villa Somalia kaddib amar ka yimid Wasiirka Warfaafinta oo isna Ra’iisul Wasaaruhu faray in warbaahinta dowladda laga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan