DEG DEG- Banaanbax markale ka billowday qeybo kamid ah Muqdisho.
Waxaa haatan banaanbax ballaaran uu ka socdaa isgoyska taleex ee Magaalada Muqdisho.
Dadka banaanbaxaya oo maalihii dambe waday dibadbaxyadaan ayaa doonaya inay cadaalad helaan dadkii...
Shaqaalaha Dowladda oo lagu waajibiyey inay qaataan Talaalka COVID-19
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada XFS oo daahfuray talaalka ayaa ku dhawaaqay in shaqaalaha dowlada Soomaaliya ay Waajib ku tahay inay qaataan talaalka...
Ajandaha cusub ee shirka golaha wadatashiga qaran oo goordhow la shaaciyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mucalimuu ayaa faahfaahiyay qodobada maanta looga dooday shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein...
Muxuu Ra’iisul wasaare Rooble u diiday ka qeyb galinka casho sharaf uu Madaxweyne Farmaajo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa mar kale soo shaac baxay khilaafka madaxweyne farmaajo iyo Ra'iisul wasaare Rooble uu la sheegay in si toos ah u soo shaac baxay.
Ra’isul...
Muxuu yahay Sarkaalka “Camerada” iska qariyey xili shir Amni socday.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Xagar (Daba geed) ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka guud ee Amniga Hirshabeelle oo ka dhacay Beledweyne.
Madaxweyne Kuxigeenka ayaa warbixin...
Saameyntii siyaasadeed ee Saciid Deni uu ku lahaa Muqdisho oo halmar keliya dhulka gashay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa hoos u dhac weyn uu ku yimid saameyntii siyaasadeed ee madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni uu ku lahaa siyaasadda Soomaaliya tan iyo markii...
Hogaamiye Taliban ka tirsan oo Mareykanku iyo QM baadi-goobayeen oo maanta lagu arkay Kabul
MUQDISHO0AYAAMAHA-Hoggaamiye Taalibaan ah oo ay baadi -goobayaan Mareykanka iyo QM ayaa ka soo dhex muuqday caasimadda Afghanistan ee Kabul, ka hor wada -hadallada lagu...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Muqdisho ka furmay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay shirweynaha looga hadlayo arrimaha doorashooyinka 2021-ka ee u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada ka jira...
Guddoomiyihii Golaha Shacabka oo qarka u saaran inuu waayo kursigiisa Xildhibaanimo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa guddoomiyihii golaha shacabka ee muddo xilkooda dhammaaday ayaa dhawaanahaan la waayey warkiisa, isagoo marna lagu arkin fagaaraha siyaasada,...
Akhriso Wararkii ugu dambeeyey ee Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran.
MUQDISHO-AYAAMAHA- Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta si rasmi ah uga furmayo shirka golaha wada-tashiga qaran ee u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada ka...



















