28.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Muqdisho ka furmay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay shirweynaha looga hadlayo arrimaha doorashooyinka 2021-ka ee u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada ka jira...

Guddoomiyihii Golaha Shacabka oo qarka u saaran inuu waayo kursigiisa Xildhibaanimo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa guddoomiyihii golaha shacabka ee muddo xilkooda dhammaaday ayaa dhawaanahaan la waayey warkiisa, isagoo marna lagu arkin fagaaraha siyaasada,...

Akhriso Wararkii ugu dambeeyey ee Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran.

MUQDISHO-AYAAMAHA- Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta si rasmi ah uga furmayo shirka golaha wada-tashiga qaran ee u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada ka...

Taaliban Oo Laga Qabsaday Saddex Degmo Oo Muhiim Ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo daacad u ah dowladdii la riday ee Afghanistan ayaa Jimcihii Taaliban dib uga qabsaday saddex degmo oo ku yaalla waqooyiga dalkaasi maalmo uun...

Jaamacaddaha ugu liita Muqdisho oo la qorsheynayo in la xiro maalmaha soo socda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Carab ayaa shaaciyay in ay qorsheynayaan in ay Albaabada u laaban jaamacaddaha ku yaalla Muqdisho, kuwaasoo oo aan buuxin...

Madaxweynaha Galmudug Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha Galmudug iyo...

Waqtiga uu furmaayo shirka wadatashiga Qaran oo markale la shaaciyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si rasmi ah uga furmaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada Afisyoone maalinta Sabtida 21-ka Agoosto, 2021. Kulanka oo uu shir...

Wararkii u dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qarax xooggan oo jugtiisa laga maqlay qaybo badan oo ka mid ah Caasimadda ayaa hadda ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska Jubba. Wararku waxaa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo dhammaan maamul goboleedyada oo halmar looga yeeray Sacuudiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  xilgarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada dalka kajira ayaa waxaa la sheegay inay dhawaan safar ku tegi...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo baaqday iyo isbadal lagu sameynayo jadwalka doorashada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta ayaa qorshuhu ahaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka Golaha wadatashiga doorashooyinka oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan