Ra’iisul Wasaare Rooble oo Amar Adag siiyay laamaha Amniga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble ayaa kulan la qaatay laamaha amniga dalka, waxaana uu hay adaha ammaanka faray la adkeeyo ammaanka...
Puntland Oo Soo Saartay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska 22-ka musharax ee u tartamaya 11-ka kursi ee Puntland afarta sano ee soo socota ku...
DEG DEG: Ra’iisul wasaare Rooble oo saxiixay heshiis ku kacaya malaayin doolar ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa goordhoweyd heshiis la xiriira arrimaha doorashooyinka la saxiixday xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
Qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska...
Afhayeen Cusub loo Magacaabay Wasaaradda Amniga Jubbaland
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Janeraal Yuusuf Cismaan (Dhuumaal) ayaa magacaabay Afhayeenka wasaaradda amniga gudaha ee Jubbaland.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa...
Saddex arrin oo sabab u ah dagaalka Rooble iyo Farmaajo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa banaanka yimid khilaaf culus oo u dhaxeeya Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Farmaajo kaa oo la...
Maxay tahay Saameynta ka dhalan karta khilaafka Farmaajo iyo Rooble?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Labadii cisho ee u danbeysey ayaa waxaa qoraalo isku jawaabaya is-weydaarsadey xafiiska madaxweynaha iyo kan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen...
Heshiiskii Kenya iyo Xukuumadda Rooble oo laga dhaqan geliyey & safaarada Kenya Ee Muqdisho...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Maxamed C/risaaq Abuukar iyo Dhigiisa Dalka Kenya Raychelle Omamo ayaa waxay wadajir maanta udaah fureen safaarada Kenya Ee Muqdisho.
Lix Bil...
Maxaa ka jira in Qoorqoor, Lafta-gareen,iyo Cali Guudlaawe ay diidan yihiin inay taageeraan war-saxaafadeedkii...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa khilaaf soo kala dhexgalay madaxweynaha mudo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo Ra'issul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble kaasoo aad looga...
Midowga musharraxiinta oo war cusub kasoo saaray khilaafka Farmaajo iyo Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha midowga musharraxiinta mucaaradka ee u taagan xilka madaxweynaha ayaa xalay kulan gaar ah ka yeeshay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha soo...
XOG hoose oo laga helay kulankii dhexmaray Ra’iisul wasaare Rooble iyo Cabdiraxmaan C.Shakuur.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xogo gaar ah laga helayaa kulan xalay dhexmaray Ra’isul Wasaare Rooble iyo hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur kaa oo ahaa mid albaabada u...




















