Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo kusii jeeda Dhuusamareeb+Ujeedka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa saacadaha sooa aaddan la filayaa in Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamul Goboleedka Galmudug ay gaaraan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya.
Wararka aan helnay ayaa...
DEG DEG:- Ra’iisul wasaare Rooble oo si adag uga jawaabay war xalay kasoo baxay...
Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya oo si adag uga soo horjeestay qoraalkii xalay ka soo baxay xaafiiska Madaxwaynaha JS, isgaoo sheegay in xukuumadda Soomaaluya ay dalka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Guddiga ka dhageystay warbixin ku...
Maxaa soo celceliya khilaafka Guddoonka Guddiga Doorashada ee Gobollada Waqooyi?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shalay oo Sabti ahayd waxaa magaalada Muqdisho lagu doortay Guddoonka Guddiga Doorashada ee Somaliland, iyada oo ay ka maqnaayeen xubnihii uu soo magacaabay Guddoomiyaha...
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Keny?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo oo maanta booqasho ku timid Muqdisho.
Ra’iisul...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya oo soo gaartay Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa goor dhoweyd soo gaartay Magaalada Caasimadda Muqdisho, iyadoo siweyn loogu soo dhaweeyay.
Garoonka...
Maxad ka ogtahay ujeedka Wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ee imaanaya Muqdisho?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo ayaa la filayaa in Axadda Maanta ah soo gaarto Magaalada si kulamo ula yeelato mas’uuliyin ka tirsan...
XOG: Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa Cali Ciid oo isku Khilaafsan kursi ka tirsan...
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa Cali Daahir Ciid ayaa waxaa soo kala dhex-galay khilaaf xooggan oo salka ku hayo...
Farmaajo oo joojiyay in Hay’addaha dowladda ay galaan heshiis cusub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madaxbannaanida dalkeenna ayaa Xeer...
Garabka Gudoomiye Cabdi Xaashi oo gudoomiye doortay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada Somaliland ee garabka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa goor dhoweyd Guddoon ku doortay Magaalada Caasimadda ah...




















