25.5 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Kiisaska cudurka Karoonaha ee Muqdisho oo sii kordhay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 97...

Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Oo QM Kala Hadlay Caqabado Heysta

MUQRISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda xilgaarsiinta Xil. Xaniifa Maxamed Ibraahim iyo guddiga xaqiijinta qoonddada haweenka ee 30% ayaa maanta kulan magaalada Muqdisho...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar Deg Deg ah soo saaray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa awaamiir culus kasoo saaray Gawaarida Xamuulka ee Isticmaala Dekadda Magaalada Muqdisho si loo yareeyo saxmada iyo jaamka ka jira wadooyinka...

Saraakiisha dowladda oo looga digay inay farageliyaan Arrimaha doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Ciidamada qalabka sida ee kala duwan waxaa uu uga digay inay ku...

Rooble oo kala diray gudoonkii ay doorteen  Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada Gole ee Gobolada Waqooyi, ayaa sheegay in xubnaha guddiga...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Oo War Kasoo Saaray Doorashadii Shalay Ee Baydhabo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa soo dhoweyay natiijada doorashadii Aqalka Sare ee shalay oo Isniin ahayd , 2-da Agoosto,2021 ka dhacday magaalada...

Akhriso:- Qodobada Cabdi Xaashi u gudbiyey Rooble si xal looga gaaro khilaafka Siyaasiyiinta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa R’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaasriinta Maxamed Cuseen Rooble u gudbiyey qodobo iyo tallooyin xal u noqon kara khilaafka...

Akhriso:- Magacyada Shan kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee lagu doortay Baydhabo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur galbeed, ayaa soo gunaanaday doorashadda shan kursi kamid ah 8-senatar ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo laga...

Gabadha ugu da’da yar Aqalka sare oo bedeshay booskii Ex Senatar Ilyaas

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka socota doorashada qaar kamid ah xildhibaannada Aqalka Sare, iyada oo Goordhow lagu doortay Xildhibaankii labaad ee...

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare Ee KGS

BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Baydhabo u duulay guddiga xalinta khilaafkadka doorashooyinka kuwaa oo goobjoog ka noqon doona doorashada Aqalka Sare ee ka dhaceysa Baydhabo. Magaalada Baydhabo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan