Garowe oo lagu soo gaba-gabeeyey doorashada 11 kursi oo Puntland ku matalaya Baarlamaanka Aqalka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada Xildhibaannada Aqalka sare ee Puntland ku matalaya dowladda Federaalka,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Xilakii Ka Qaaday Afar Guddoomiye Degmo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilalkii Goor dhow ka qaaday Guddoomiyeyaal Degmo ka...
Faroole oo dib loogu doortay Baarlamaanka Aqalka Sare
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goordhaw magaalada Garawe ee caasimada dowlad Goboleedka Puntland ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku matalaya dowlad goboleedka Puntland.
Baarlamaanka ...
Meydadka Dadkii AMISOM ku xasuuqtay Shabeellaha Hoose oo La Keenay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xalay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho la keenay Meydadka shacab ah oo aan waxba galabsan oo gelinkii dambe ee shalay Ciidamo ka tirsan...
Wax ka ogow Shan arrimood oo ku saabsan heshiiska Soomaaliya iyo Kenya+ujeedka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, oo booqasho ku jooga dalka Kenya ayaa la kulmay madaxweyne Uhuru Kenyatta.
Labada Hoggaamiya ayaa ku shiray Madaxtooyada kenya...
Qoor Qoor oo shaaciyay Qaar kamid ah liiska musharaxiinta Aqalka Sare
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay xilli dambe shaaciyey liiska musharaxiinta 6 ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee...
Qarax lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warrarka laga helayo gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay waddada u galeen kolonyo ciidamada AMISOM ah oo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Magaalada Mombasa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Mombasa ee dalka Kenya halkaas oo lagu wado in galabta uu kula kulmo madaxweynaha Kenya...
Xilliga ay dhacayso doorashada Aqalka Sare ee Puntland oo la shaaciyay.
GAROWE-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland, Cabdirashid Yuusuf Jibriil ayaa marka hore Maanta magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Amar Adag siiyay laamaha Amniga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble ayaa kulan la qaatay laamaha amniga dalka, waxaana uu hay adaha ammaanka faray la adkeeyo ammaanka...




















