Maamulka Jubbaland oo shacabka u diray digniin la xiriirta la macaamilka Al-Shabaab
KISMAAYO-AYAAMAHA-Shir ay isugu yimaadeen Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa looga hadlay u diyaar...
Wararkii U Dambeeyey Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhalinyaro soomaaliyeed ayaa laga soo waramayaa in lagu dilay dalka koonur Afrika, waxaana wararka aan ka helayno sheegayaan in dilka loo gaystay Muwaadiniinta Soomaaliyeed...
Sidee ku ogaan kartaa in telefoonkaaga la jabsaday?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Telefoonkaagu dabka ma uga dhamaadaa si degdeg ah? Xirmooyinka internet-kaaga se si dhaqsaha ma u dhamaadaan? Astaamaha noocaas ah ee telefoonnada ayaa muujinaya in...
Calooshood U Shaqeystayaashii Dilay Madaxweynihii Haiti Oo Xog Cusub Laga Helay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Koox ka soo kala jeedda Colombia, iyo Haiti oo heysta dhalashada Mareykanka oo looga shakisan yahay inay dileen madaxweynihii dalka Haiti, Jovenel Moise, ayaa...
Khilaafka iyo kala jabka ee guddiga waqooyiga oo dib u dhac u keeni karta...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxaya saansaantii ugu horreysay oo muujinaysa in ay wax kasoo laabanayaan heshiiskii doorashada ee dhawaan lagu saxiixay magaalada Muqdisho, markii la gaaray...
Farmaajo oo ka hadlay guusha Abiy ee doorashada Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed guusha uu xisbigiisa ka gaaray doorashooyinkii baarlamanka...
Gabdho Soomaali ah oo markii ugu horraysay xildhibaano loogu doortay Addis Ababa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saxarla Cabdullaahi Bahdoon, wasiiru dowlaha arrimaha Caafimaadka dowladda Federaalka ee waddanka Itoobiya ayaa inta la og yahay noqotay qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah...
Taliyaha Ciidanka xooga oo gaaray Buulo-Burde
BELEDWEYE-AYAAMAHA-Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage oo ah taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray dagmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan.
Garoonka diyaaradaha Buulo-Burde waxaa taliyaha kusoo dhaweeyay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Garbahaarey.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo Jubaland.
Rooble ayaa si diiran loogu soo dhaweeyeen Maamulka...
Al-Shabaab oo ka hadashay qaraxii maanta ee isgoyska Banaadir
MUQDISHO-AYAAMAHA-Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay isgoyska Banaadir, lagula beesgaday kolonyo uu la socday taliyaha qeybta Booliska ee...




















