25.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Muxuu Ra’iisul Wasaare Rooble kusoo arkay Dekada Kismaayo?

KISMAAYO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kormeer ku tagay Dekeda Kismaayo oo ka mid ah ilaha dhaqaale ee dowlad Goboleedka Jubbaland. Rooble oo uu wehliyay Madaxweynaha Jubbaland...

Qorshahii musharaxnimo ee u qarsoonaa Saciid Deni oo la fashiliyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Qoraheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa si adag u weeraray Madaxweynaha Puntland Saciid Deni isagoo ku eedeeyay in uu dib u dhigayo...

Musharax Khayre iyo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo kulmay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo xubno ka tirsan Guddiga. Xasan Cali Kheyre ayaa kala hadlay...

Madaxweynihii Dalka Haiti Oo Lagu Khaarijiyey Gurigiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Haiti, Jovenel Moïse, ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday hoygiisa gaarka ah, sida lagu sheegay bayaan uu soo saaray ra’iisul wasaaraha ku meel...

WHO oo ka digtay in la qaado xayiraadaha COVID-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay'dda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa uga digtay dowladaha caalamka in ay fududeeyaan xayiraadihii saarnaa Covid19, iyaga oo sheegay in dalalka gaara go’aanadaas uu...

Wariye caan ah oo lagu toogtay bartamaha Caasimada Netherlands

MUQDISHO-AYAAMAHA-Weriye caan ah oo dambiyada baara oo u dhashay dalka Holland ayaa si culus loo dhaawacay ka dib markii lagu toogtay waddo ku taal...

Rooble oo ku wajahan Magaalada Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Maanta oo Arbaco 07-07-2021 waxaa la filayaa in  Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaminayo ay tagaan Magaalada Kismaayo oo...

Wararkii u dambeeyey gabar muqdisho ka timid oo booliska Jigjiga kala baxeen gurigeeda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qureesh Abiib Xuseen oo ah gabadh da’ yar ayay booliska dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya kala baxeen gurigeeda oo ku yaalla magaalada jigjiga, 29...

Dad ku dhintay god ku dumay duleedka Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay kadib markii uu ku dumay god ay dhagax ka qodanayeen oo loo yaqaano kaawo oo ku taal duleedka...

Burburka Diyaaradii Lagu La’aa Dalka Raashiya Oo La Helay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Gurmadka Degdega ee dalkaasi ayaa sheegtay in burburka Diyaaradaasi laga helay meel ilaa 5 KM dhanka Waqooyi kaga toosan Garoonka Diyaaradaha ee magaallada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan