24.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Xildhibaan Dalxa oo soo bandhigay cadaalad darada ka jirta lacagaha diwaangelinta Xildhibaanada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhiban Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in cadaalad daro tahay lacagaha diwaangelinta Xildhibaanada sababo laxiriira  in...

Muwaadin Soomaali Ah Oo Meydkiisa Laga Helay dalka Koonfur Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa xalay helay Meydka Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Bootaan Saruurow oo maalmihii lasoo dhaafay lagu la’aa Nolal...

Muxuu yahay u jeedka safarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee dalka Nigeria?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay xilli dambe gaaray Dalka Nigeria. Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada...

Dowladda Somalia Oo Sheegtay Inay Howgal Ku Dishay Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo gaar ah oo ka tirsan xoogga dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaan lagu magacaabo Daarusalaam ee hoostega degmada Cadale...

Madaxweynaha Puntland Oo Safar Ugu Amba-Baxay Magaalada Nairobi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maadxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta u amba-baxay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka ama-baxay Magaaalada Kismaayo...

Maxaa looga hadlay Kulan Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle ku yeesheen Beledweyne?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed) ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada oo ka qabsoomay...

Guddiyada doorashooyinka Soomaaliya oo maanta Guddoon dooranaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Xubnaha gudiyada doorashooyinka Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed & xalinta khilaafaadka inay doortaan Guddoonkooda si...

Wararkii Ugu Dambeeyay Khasaaraha Dagaalkii Ka Dhacay Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaalada Magaalada Baladweyne ayaa Hada Dagen Mana Jirto Wax Rasaas ah oo Laga Maqlayo Gudaha Magaalada Kadib Dagaal Saaka Ka Dhacay Xaafada Nuur Xawaad...

Lafta-gareen oo ku sugan “Addis Ababa” oo kusii jeeda dalka kale oo Afrika ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa. Lafta-gareen ayaa kulan la qaatay Safiirka...

Maleeshiyaadka General Xuud oo weerar culus ku qaaday Beledweyne.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maleeshiyaad Daacad u ah Gen Abuukra Xaaji Warsame Xuud oo Xalay Abaabul Dagaal Kawaday Deegaanka Ceelgaal ee Duleedka Magaalada Baladweyne ayaa Saaka Weerar Ku...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan