Miisaaniyadda 2021 ee Maamulka Galmudug oo la ansaxiyey.
DHUSAMAREEB-AYAAMAHA-Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee 2021
Kulanka Baarlamaanka maanta oo shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur...
Guddiga Qaban-qaabada Todobaadka Xorriyadda Oo Shaqo Billaabay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Qaban-qaabada Todobaadka Xorriyadda ee Heer Qaran iyo Gobolka Banaadir ayaa kormeero ku sameeyay howlaha diyaar garow ee ka socda goobo muhiim ah oo...
Madaxweyne qoor qoor oo dalab cusub hordhigay safiirka UK Ee Soomaaliya
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan khadka mareegta ah kula yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ms. Kate Foster.
Madaxweynaha &...
Maxaa ka jira in la kordhinayo saamiga Itoobiya ee dekadda Berbera iyo qorshaha cusub...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalo xeebeedka Berbera socdaal ku tagay Wafdi ka socda dowladda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Axmed Shide iyadoo wafdigana uu ka...
Gabadhii ugu horreeysey oo Somalia ku metelaysa ciyaarta “feerka & laadka”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Somalia ayaa markii ugu horreeysey gabar u diraysa ciyaaraha difaacu nafsiga ee looga qayb galo Olombikada Kulaalaha.
Olombikada kulaalaha oo baaqday sanadkii tegey ee 2020,...
XOG laga helay kulan uu Taliyaha Booliska la qaatay saraakiil ka sooctay Interpol-ka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL.
Waxaa sidoo kale...
Ajaanib loo heysto Shabaabnimo oo maxkamad lasoo taagey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliy ayaa maanta dhageysan doonta labo eedeysane oo ajnabi ah kuwaas oo loo heysto kamid ahaanshaha Ururka Al-Shabaab.
Labada eedeysane...
Al-Shabaab oo sheegtay inay la wareegeen degaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Al-Sgabaab ayaa waxaa la sheegay inay la wareegeen degaano hoostaga degmooyinka Mahadaay, Jowhar iyo Raaga Ceelle, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay...
Bangiga Adduunka oo taageero horleh siinaya Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar, (Cabdullahi Carab) iyo Madaxa Waxbarshadda Bariga iyo Koofurta Afrika Muna Salih...
Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida oo maanta ku wajahan Berbera
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magaalada Berbera, iyagoona ka soo ambabaxay magaalada Jigjiga ee...




















