24.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Mareykanka oo ku booriyey dhinacyada ku dagaalamaya Itoobiya ilaalinta xabad joojinta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga aqalka sare ee Mareykana u qaabilsan dhanka xiriirka dibadda, ayaa ku booriyey dhammaan dhinacyada ku dagaalamaya gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, iney u...

Ciidamada Puntland oo Sheegtay inay dileen dagaal yahano katirsan Daacish.

GAROOWE-AYAAMAHA-Ciidamada maamul goboleedka Puntland, ayaa diley laba kamid ah dagaal yahanada kooxda dowladda Islaamka, agagaaraha Bali Dhidhin oo ku taalla gobolka Bari, waqooyi bari...

Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa marka hore ugu hambalyeeysay Bulshada Soomaaliyeed toddobaadka xorriyada  oo weli lavu guda jiro. Qoraal kasoo baxay...

Maxay salka ku haysaa Sakiin lasoo saaray oo loogu magacdaray Al-Shabaab?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nooc ka mid ah sakiinta lagu xiirto oo magaca la wadaagto koox Islaami xagjir ah oo argagax iyo cabsi badan ku haysay dadka deggan...

RW Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada & Midowga Musharixiinta oo kulan yeeshay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye u sameeyay Madaxda Golaha Wadatashiga...

Booliska Gobolka Banaadir Oo Gacanta Ku Dhigay Burcad Dhac U Gaysan Jiray Shacabka Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska Gobolka Banaadir ayaa Xalay soo bandhigay Burcad la sheegay in ay dhac u gaysan jireen Shacabka Magaalada Muqdisho, waxaana Ciidanku ay kusoo qabteen...

Lacagta diiwaangelinta musharaxiinta haweenka oo la dhimay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wadatashiga Qaran ayaa isku raacay in boqolkiiba konton 50% la dhimo khidmada laga qaadayo musharaxiinta haweenka ee u tartamaya labada aqal ee Baarlamaanka...

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay horumarinta ganacsiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md.Khaliif Cabdi Cumar oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md.Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta habka foggaan araga ah...

Maxaa looga hadlay Kulankii Gaarka aha ee Golaha wadatashiga Qaran iyo Wakiilo QM?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee Shirka uga socdo Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqd8sho ayaa qaabilay wakiillo ka socday haweenka Soomaaliyeed oo ay horkaceysay Wasiirka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gedo kuwaas oo ka kooban afar xubnood oo heer Wasiir kana socda afarta...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan