25.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Rooble oo Isbitaalka ku booqday dhaawacyada qaraxii shalay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee  Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeelloobay qaraxii qarax shalay lala begsaday Dhalnyaradii loo qrayay Ciidannimada ee...

Puntland oo la wareegtay saldhig muhiim u ahaa Al shabaab.

GAROWE-AYAAMAHA-Wararka laga helayo Gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada difaaca maamul goboleedka Puntland iney la wareegeen saldhigyo ay Al shabaab ka soo abaabuli jireen...

XOG:- Farmaajo iyo Qoor-qoor oo hal arrin isku khilaafsan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa khilaaf xoog leh uu soo kala dhexgalay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo dhinac isku ah iyo...

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Talyaaniga Kala Hadlay Dhibaatada Fatahaadaha

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi. Kulankaan...

Axmed Madoobe” Waxaan Beesha Caalamka isla garanay in la dedejiyo doorashada”

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa faah faahin ka bixiyau waxyaabihii ay ka wada hadleen Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo Maanta ay...

Taliska Ciidanka Xoogga Oo Shaaciyay Khasaaraha Qaraxii Xerada Nacnaca

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Xoogga dalka ayaa ka hadlay Qarax Is-miidaamin ah oo barqanimadii Maanta ka dhacay afaafka hore Xerada tababarka Ciidanka dowladda ee General Dhaga-badan...

Bajaajleey xirtay waddo muhiim ah oo ku taal Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqolaal dhalinyaro oo kamid ah Darawalada Mooto Bajaajta ayaa Maanta banaanbax cabasho ka dhigay agagaarka Daljirka daahsoon ee degmada Boondheere ee Gobolkaan Banaadir. Darawaleyda Mooto...

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qof isku soo xiray walxaha qaraxa uu isku dhex qarxiyay koox dhalinayro ah oo dooneysay inay ku biiraan...

DEG DGE:- Qarax Khasaaro geystyey oo ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Jugta qarax culus ayaa laga qeybo kamid ah degmoyinka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Degmada Wadajir. Qaraxaan ayaa ka dhacay Warshada Nacnac ee ku taala Degmada...

Deni oo Maanta furaya Kalfadhiga 48aad Ee Golaha Wakiillada Puntland

GAROWE-AYAAMAHA-Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa maanta ka furmaya  Kal-fadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada Maamulka Puntland. Kulanka oo uu furi...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan