24.7 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Codsi U Diray Beesha Caalamka

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle oo qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka wadahadlay Arrimaha Doorashooyinka Amniga iyo Bini’aadanimada. Madaxweynaha oo kulankaan la...

Dowladda Soomaaliya oo dacwad cusub oo ka dhan ah Kenya u gudbisay QM.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay ka...

Ciidamada dowladda oo la wareegay Deegaano Cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo...

Gaalkacyo:- In Ka Badan 15 Ruux Oo Maanta Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah xukun dil toogasho ku riday Rag farabadan oo ka...

Kenya oo ku dhawaaqday in si deg deg ah dib ugu fureysa Safaaradeedeeda Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibbada Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dib ugu furayaan Xaruntooda Safaaradda ay ku...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Maanta Dib Ugu Laabtay Baydhabo

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kadib safar shaqo...

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wafdi ka socda Hay’adda ICRC

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha  Maamulka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hayádda laanqayrta cas ee ICRC oo uu hogaaminayo Madaxa Hay’addaas...

khasaaro ka dhashay qarax lala eegtay ciidamo Itoobiyaan ah.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago Remote Control-ka oo dhacay duleedka Magaalada Beledweyne ee...

Al-Shabaab Oo Weeerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamada Midowga Afrika.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo xubno ka tirsan Al-shabaab ayaa waxaa uu saqdii dhexe...

Muxuu Yahay Xildhibaanka ku soo baxay doorashadii Somaliland ee la la’yahay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya gudaha magaalada dekedda leh ee Berbera ayaa sheegaya in nolol iyo geeri lagu waayey xildhibaan ku soo baxay doorashadii golaha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan