Nin ka shekeynaya sida uu uga soo badbaaday nibiri liqay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin kalluumeysato ah oo ku nool dalka Mareykanka ayaa ka sheekeeyay sida uu uga badbaaday nibiri liqay xilli uu ku sugnaa xeebaha gobolka Massachusetts.
Ninkan...
XOG Xasaasi Ah:-Musharraxiin Lacag Kubixinaya Sumcad Dilka Sheekh Shariif.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar kamid ah nusharaxiinta u taagan xilka madaxweynennimo iyo Hay'addo katirsan XFS ayaa la ogaaday in ay qarash farabadan ku bixinayaan si ay dhaliil...
Jabuuti & Itoobiya oo kala saxiixday heshiis Millateri
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Qaranka ee Itoobiya General Berhanu Jula ayaa la kulmay dhigiisa Jabuuti General Zekaria iyagoo ka wada hadlay sidii loo...
Khilaaf ka dhex qarxay Ilhaan Cumar iyo Xildhibaano Yahuud ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congreska Mareykanka ayaa waxay jawaab kulul oo naadir ah siiyay xubnaha ay ka wada tirsan yihiin xisbiga Dimuqraadiga...
Waalidiinta dhallinyaradii loo diray Eretrea oo dacwad ka gudbiyay Farmaajo
Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa loo gudbiyay laba qoraal oo ku saabsanaa qaddiyadda uu maamulka Farmaajo si qarsoodi ah ugu diray dalka Eretrea...
Puntland oo ka hadashay dhallinyaradii kasoo goosatay tababarka Eretrea
Wasiirka amniga maamulka Puntland , C/samad Maxamed Gallan ayaa shaaca ka qaaday inay ka maamul ahaan garab taagan yihiin xaquuqda ka maqan waalidiinta ay...
COVID-19 OO 24-SAAC EE U DAMBAYSAY LAGA WAAYAY GUUD AHAAN SOOMAALIYA
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa warbixintii u dambaysay oo ay soo saarto ku sheegtay in xanuunka COVID-19 laga waayay dhammaan dadkii laga baaray...
Rooble oo warbixin ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Xaaladda amniga dalka iyo qodobbo...
Deg-deg; Dhallinyaro kasoo goosatay tababarka Eretrea oo warbaahinta la hadashay
Qaar ka mid ah dhallinyaradii tababarka loogu qaaday dalka Eretrea ayaa soo gaaray Soomaaliya, iyagoo sheegay inay tacaddiyo fara badan kala kulmeen halkaas.
Dhallinyaradan oo...
Xukuumadda oo beenisay warbixinta QM ee ku lug lahaanshaha ciidan Soomaaliyeed colaadda Itoobiya
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, xukuumadda Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warbixinta baaraha guddiga...




















