24.7 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Taliyaha Asluubta “Ciddii Xabbad Kugu Soo Rida Faataxo La Akhrin Mayo Waa Loo Jawaabaa”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janeraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in Ciidamada Asluubta aysan aheyn kuwo loogu talo galay in dadka dilaan, isla markaana...

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo Soomaaliya ku laayay dad isku qoys ahaa

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeymo culus ka geystay saacadihii lasoo dhaafay degaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo ayaa dilay hooyo lagu magacaabi jiray Sahra Aaden...

Antonio Guterres oo dacweeyay dalal ay Soomaaliya ku jirto

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa warqad ka dhan ah Soomaaliya iyo dalalka Comoros iyo Sao Tome u diray Volkan Bozkir oo...

Yaa bixinaya dhaqaalaha ku baxaya doorashada Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in dhaqaalaha doorashada uu ka imaan doono dowladda federaalka, musharaxiinta iyo beesha caalamka, oo...

Xildhibaanad surwaal ay xirnayd awgii looga saaray gudaha baarlamaanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada dumarka ah ee ku jira baarlamaanka dalka Tanzania ayaa dalbaday in raalligelin buuxda la siiyo xildhibaanad laga saaray gudaha baarlamaanka sababo la xiriira...

Ujeedka Safarka Ra’iisul Wasaare Rooble Ee Magaalada Jowhar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle waxaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo. Ujeedka safarka...

Madaxweynaha Puntland oo soo gudbiyay magacyada Guddiga Doorashooyinka Maamulkaas

GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer...

Dowladda Soomaaliya Oo si adag uga hadashay weerarkii lagu qaaday Xasan Sheekh

muqdisho-ayaamaha-Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay rasaas manta lagu furay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka cadaaladda XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa...

Rasaastii galab lagu furay Xasan Sheekh oo lagu tilmaamay “isku-day dil” loo geysan rabay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa rasaastii lagu furay kolonyadii uu la socday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la sheegay in...

Wasaaradaha dowladda oo laga jaray lacagtii socod-siinta shaqada iyo madaxda oo billowday cadaadis kale...

Wasaaradaha dowladda Soomaaliya ayaanan helin muddo dhowr bil ah lagachii shaqa socodsiinta Qaranka ee Running Coast-ga loo yaqaan sababo la xiriira dhaqaala yari soo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan