26.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweynaha Kenya oo daah-furay dekedda cusub ee Lamu

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta xarigga ka jaray dekadda Laamu oo muddo uu socday dhismaheeda, waxeyna noqoneysaa dekafda labaad ee Kenya ay...

Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare oo soo saaray liiska 41 Jaamacadood oo dowladdu aqoonsatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray liis ay ku shaacineyso 41 jaamacadood oo...

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha...

Ganacsade Soomaali ah oo muddo lagu la’yahay Magaalada Nairobi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Bashiir Maxamuud oo ah ganacsade ayaa muddo todobaad ah la la'yahay meel uu jaan iyo cirib dhigay, balse waxaa labo maalmood kahor duleedka magaalada...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafatagareen ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho. Wafdiga oo ka yimid Magaalada Baydhabo ee...

Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland oo geeriyooday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad goboleedka Puntland, Cabdi samad Cali Shire. Maalmihii...

Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Magaalada Jowhar

JOWHAR-AYAAMAHA-Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee  Haramcad ayaa xalay ilaa saaka waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar...

Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka La Filayo Inuu Maanta Muqdisho Ka Furmo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii loo ballansanaa in uu maanta Muqdisho ka furmo uusan qorshihiisa waxba iska badalin islamarka uu ku...

Axmed Madoobe Oo Magacaabay Golaha Wasiirada Cusub ee Jubbaland

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada maamulkaasi. Sida ku cad liiska golaha wasiirada ee cusub waxaa...

Hantidhawraha Somalia oo loo doortay Guddoomiyaha Hay’daha Hantidhawrrada Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Hay’daha Hantidhawrrada Guud ee Afrika ee af-Ingiriisiga ku Hadla (AFROSAI-E) ayaa maanta Guddoomiyaha Golaha Maamulka ee saddexda sano ee socota (2022-2024) u doortay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan