Al-Shabaab Oo War Ka Soo Saartay is-miidaamin Ka Dhacday Duleedka Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeelaha...
Madaxtooyada Soomaaliya Oo Digiin U Dirtay Siyaasiyiinta Mucaaradka
MUQDISHO-AYAAMAHA-la taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Cabdi Saciid Muuse ayaa uga digay Siyaasiyiinta mucaaradka ee xildoonka ah inay siyaasadeeyaan Arrimaha Ciidamada.
Isaga...
Laamaha Amniga Jubbaland Oo Howlgal Culus Saaka Ka Wada Kismaayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay ilaa saaka waxaa ay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ka wadaan howlgallo kala duwan, kadib markii...
Xaruntii Idaacad Alshabaab Ee Deegaanka Kuunya-Barrow Oo La Duqeeyey.
BAYDHABO-AYAAMAHA-Duqeyntan ayaa lala bartilmaameedsaday idaacad ay ururka Alshabaab ku lahaayeen deegaankaas iyadoo duqeyntana ay ka dhalatay burbur iyo waxyeelo kale.
Xaruunta oo ku taalay Deegaanka...
Booliska Hir-Shabeelle Oo Dhalinyaro Ku Xir Xiray Magalada Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Ciidamada Booliska Hir-Shabeelle waxaa ay xabsiga dhigeen qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaaladaas.
Ciidamada ammanka ayaa la...
Madaxweyne Farmaajo Oo U Hambalyeeyey Xulka Gobolka Banaadir.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daqiiqado yar kaddib markii ay ciyaartu dhammaatay u hambalyeeyay xulka Gobolka Banaadir ee ku guuleystay tartankii xiisaha badnaa.
"Hambalyo Xulka...
Ciyaartoyda Gobolka Banaadir Oo Guul Ka Gaartay Ciyaartii Galabta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka final-ka ah wada cayaaray xulalka kubadda...
Mahdi Guuleed oo raali-gelin ka bixiyay hadal uu ku taageeray dib u doorashada Farmaajo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ka qeyb-galayay dood ka socota Shirka Garoowe ayaa sheegay in uu...
Kheyre Oo Shirka Garowe Ka Sheegay In La Xaliyo Muranka Doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Maanta khudbad ka jeediyay shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Machadka Heritage ee ka socda Magaalada...
Ururka Iskaashiga Islaamka Oo Cambaareeyay Qaraxyo Lagu Weeraray Garoonka Diyaaradeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Bayaan kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf bin Axmed ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii kooxaha argagixisadu ka garoonka diyaaradaha Cadan...




















