28.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Xasan Sheekh Oo Sheegay In Digreetada Madaxweyne Farmaajo Ay Lamid Tahay In La laalay Dastuurka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa ayaa ku tilmaamay digreetadii Madaxweyne Farmaajo ee wax ka bedelka...

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta wax ka beddelka Dastuurka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Somaliland & Madaxweynaha Jabuuti?

MUDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo qasriga...

Wasiirka Maaliyadda Somalia Oo Soo Bandhigay Heshiis Deyn-Cafin Ah oo Uu la Saxiixday Dhowr...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis Deyn Cafin ah la saxiixatay Dalalka England, Denmark iyo Netherlands. Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya Dr Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa Soomaaliya u...

Cumar Filish Oo Markale Digniin U Diray Siyaasiyiinta Mucaaradka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in Magaalada muqdisho xilligaan awoodi Karin fowdo iyo kicin dadweyne, isla markaana ay muhiim tahay...

Barlamaanka Hirshabeelle Oo Kordhiyay Muddo Xileedka Madaxweynaha Maamulka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 10 ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta kaqabsoomay Caasimada Hirshabelle ee jowhar. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu ahaa ansixinta muddo...

Somaliland Oo Ka Hadashay Safarkii Muuse Biixi Ee Dalka Jabuuti.

HARGEYSA-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu ambo baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib marti-qaad rasmi ah uu...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed nuur Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay booqasho rasmi ah ku tageen...

Muxuu Yahay “Codsiga” Musharaxiinta Madaxweynaha Ay U Gudbiyeen Urrurada Bulshada Rayidka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharixiinta u taagan qabashada Madaxweynaha ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Guddoomiyaha Urrurada Bulshada Rayidka Cismaan Tahliil Shaatax. Kulankan ayaa waxaa diirada...

Wasiir Janan Oo Loogu Baaqay In Si Deg Deg Ah Uga Baxo Mandheera

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid ah shacabka magaalada Mandera ee woqooyi bari Kenya ayaa maamulka dowladda dhexe ee kenya u gudbiyay cabasho ku aadan ciidamo ay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan