26.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Wararkii UDambeeyey Dagaal Ka Socda Gudaha Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo xiligaan ka socda degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir,...

Wafdi ka socda dowladda Malawi oo gaaray Magaalada Hargeysa

HARGEYSA-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda Wadanka Malawi, Francis Kasela, ayaa soo gaaray  Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha  Cigaal ee...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Si Weyn Loogu Soodhaweeyay Magaalada Cadaado

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Ra’iisul...

Daahir Geelle“Madaxweynow dalka waa timid, waad uga dartay ee ha uga sii darin”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Amb, Daahir Maxamed Geelle ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo sheegay in dowladiisa ay caburisay...

Duqa Muqdisho Oo Amar Cusub Dul Dhigay Xoghayaha iyo Ku Xigeennada Maamulka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho   Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir Gudomiyay shirkii Maamulka sare ee Gobolka Waxaana looga hadlay arrimo...

Nin Qiyaas Ku Jabsaday Akoonka Twitter-ka Donald Trump.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dacwad oogayaasha dalak Holland ayaa sheegay in ninkan ay u suurto gashay inuu jabsado akoonka Twitter-ka Donald Trump isagoo qiyaasay furihiisa sirta ah- "maga2020!" Balse...

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Oo Shaaciyay Sababta Maanta Loo Xiray Waddooyinka Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame kana mid ah Xubnaha Midowga  Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in sababta dowladda ay maanta wadooyinka u xirtay ay...

Maxaa Ka Jira In Ciidamo Ay Hareereeyeen Xaafadaha Ay Deganyihiin Musharraxiinta Mucaraadka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamo lagu hareereeyey xaafadaha u dhow Hotel Jaziira oo saldhig u ah hoggaamiyeesha mucaaradka dalka. Meelaha ay ciidamda lagu...

Awoodaha Ciidamada Soomaaliya iyo Kenya Ma Isu Dhigmaan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Soomaaliya iyo Kenya ayaa awood ahaan dhinaca tirada ciidamada milatariga isku dhow, inkastoo qalabka kale ay aad ugu kala duwan yihiin, shacab ahaan ay...

Maxaa Ka Jira In Dowladda Soomaaliya Ay Ciidan Horleh Geysay Xadka Kenya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo maalintii Talaadada ee shalay waxay warbaahinta Kenya qaarkeed shaacinayeen in ciidamada Milatariga Soomaaliya lasoo dhoobay xadka u dhow magaalada Mandheera, xilli xiisad...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan