28.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

DEG DEG:- Hanti Dhowraha Qaranka Oo Soo Bandhigay Liiska Gawaari Loo Haysto Wasiiro Hore.

Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray qoraal looga dalbanayo gaadiid ka maqan hey'addaha dowladda oo ay horay u qaateen Wasiiro xilal hayay...

Kulamadii Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Puntland oo natiijo la’aan kusoo dhamaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan Puntland ayaa xaqiijiyay in kulamadii maanta dhexmaray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Puntland ay...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Wasiiro Cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa xilka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golaha Wasiirada isagoona kuwo kale...

Xildhibaanadii Xasaanada Laga Qaaday Ee Puntland Oo Maxkamad Hortagay

GAROOWE-AYAAMAHA-Dacwada loo heytso 8 xildhibaan oo dhawaan baarlamaanka Puntland ka qaaday xasaanadda ayaa maanta markii labaad ay dhageysatay Maxkmadda Sare ee Puntland. Maxamed Yuusuf Maxamuud ...

Maxaa Kusoo Kordhay Kulankii Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweyne Deni.

GAROOWE-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland waxaa kulan uga socda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid...

Musharaxiinta Mucaaradka Iyo Xildhibaanada Federaalka Ee Somaliland Oo Kulan U Socda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalad Muqdisho gaar ahaan Hotel Jaziira waxaa kulan xasaasi ah uga socda Midowga Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ee...

Sidee Hannaanka Doorashada Dadban Looga Dhigi Karaa Mid Hufan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Inkastoo muddo ka badan saddex sano ay hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ku adkeysanayeen in doorasho qof iyo cod ah ka dhaceyso dalka, dhowr bilood...

Wax Ka Ogow Ujeedka Rasmiga Ah Ee Muuse Biixi Ku Tagayo Nairobi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa in uu maalinta berri ah uu booqasho ku taggo magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweyne Biixi ayaa...

Xildhibaannada Baarlamaanka Oo Maanta kulmaya, Xilli Muddo Xileedkooda Sii Dhamaanaya.

MUQDISHO-AYAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha Shacabka ee Muqdisho. Farriimo loo diray Xildhibaannada ayaa lagu...

Muxuu Ku Saabsan Yahay Kulanka Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Deni?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, oo shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Garowe ayaa waxaa la filayaa manata in uu kulan la yeesho Madaxweynaha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan