Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Oo Shaaciyay Sababta Maanta Loo Xiray Waddooyinka Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame kana mid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in sababta dowladda ay maanta wadooyinka u xirtay ay...
Maxaa Ka Jira In Ciidamo Ay Hareereeyeen Xaafadaha Ay Deganyihiin Musharraxiinta Mucaraadka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamo lagu hareereeyey xaafadaha u dhow Hotel Jaziira oo saldhig u ah hoggaamiyeesha mucaaradka dalka.
Meelaha ay ciidamda lagu...
Awoodaha Ciidamada Soomaaliya iyo Kenya Ma Isu Dhigmaan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Soomaaliya iyo Kenya ayaa awood ahaan dhinaca tirada ciidamada milatariga isku dhow, inkastoo qalabka kale ay aad ugu kala duwan yihiin, shacab ahaan ay...
Maxaa Ka Jira In Dowladda Soomaaliya Ay Ciidan Horleh Geysay Xadka Kenya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo maalintii Talaadada ee shalay waxay warbaahinta Kenya qaarkeed shaacinayeen in ciidamada Milatariga Soomaaliya lasoo dhoobay xadka u dhow magaalada Mandheera, xilli xiisad...
Maxaa Isku Hayaan Madaxda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Mucaaradka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankii beesha caalamka iyo dowladda Soomaaliya ee ka dhacay Muqdisho maalintii Isniinta ee 07/12/2020 waxaa culeyska ugu weyn lagu saaray hawlaha la xiriira doorashooyinka...
Midowga Musharaxiinta Oo Eedeyn U Jeediyey Safiir Kamid Ah Safiirada Jooga Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa lagu sheegay inay ka xun yihiin taageerada iyo boggaadinta Turkiga u muujiyay Guddiga doorashada ay magacaawday Xukuumadda...
Safaaradda Soomaaliya Ee Magaalada Nairobi Oo War Culus Kasoo Baxay!
NAIROBI-AYAAMAHA-Wararka laga helayo Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay halkaas ay joojisay dhamaan Shaqooyinkii...
Mahad Salaad:- Farmaajihii Xil-Jaaliyadeed laga qaadi waayay miyaa mid ka sareeya laga sugayaa in...
Maamul Jaaliyadda Soomaalidu ku lahayd magaalada Buffalo ee dalka Maraykanka ayaa sanadkii 2005 Gudoomiye u doortay Madaxweyne Farmaajo. Muddo xileedkiisu wuxuu ahaa 2 sano....
Waa Sidee Saaka Xaalada Magaalada Muqdisho Kadib Banaanbaxyadii Shalay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Arbaco ah waxaa saaka degan xaalada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kadib markii xalay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado wata
Saaka Majiro ruux banaanbaxaya,...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Amar Dul-dhigay Laamaha Amniga Galmudug
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Saraakiishii Ciidanka dowladda Federaalka ee todobaadkii horey lagu dilay duleedka degmada Balanballe ee...




















