Wararkii U Dambeeyey Dhaq Dhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Jira Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaq dhaqaaqyo ciidan iska soo horjeeda ayaa ka jira xuduuda Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan magaalooyinka Mandhera iyo Beledxaawo oo saacadihii la soo dhaafay...
Guddiga Doorashooyinka Ee Lagu Muransan Yahay Oo Laga Raray Hotelkii Ay Deganaayen
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada heer Federaal ee lagu muransan yahay ayaa la sheegay in laga raray Hotelka Decale ee dhex ku yaalla Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Jubbaland Oo Sheegtay In Aysan Waxba Ka Quseyn Go’aankii DFS Xiriirka Ugu Jartay Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan), ayaa beeniyay in jabhad uu ka abaabulayo xudduudda Kenya iyo Soomaaliya isla markaana aysan waxba ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Safar Deg Deg Ah Ku Gaaray Gaalkacyo
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca maamulka Galmudug ayaa waxaa duhurnimadii Maanta gaaray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi...
Wararkii UDambeeyey Dagaal Ka Socda Gudaha Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo xiligaan ka socda degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir,...
Wafdi ka socda dowladda Malawi oo gaaray Magaalada Hargeysa
HARGEYSA-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda Wadanka Malawi, Francis Kasela, ayaa soo gaaray Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.
Garoonka diyaaradaha Cigaal ee...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Si Weyn Loogu Soodhaweeyay Magaalada Cadaado
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey.
Wafdiga Ra’iisul...
Daahir Geelle“Madaxweynow dalka waa timid, waad uga dartay ee ha uga sii darin”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Amb, Daahir Maxamed Geelle ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo sheegay in dowladiisa ay caburisay...
Duqa Muqdisho Oo Amar Cusub Dul Dhigay Xoghayaha iyo Ku Xigeennada Maamulka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir Gudomiyay shirkii Maamulka sare ee Gobolka Waxaana looga hadlay arrimo...
Nin Qiyaas Ku Jabsaday Akoonka Twitter-ka Donald Trump.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dacwad oogayaasha dalak Holland ayaa sheegay in ninkan ay u suurto gashay inuu jabsado akoonka Twitter-ka Donald Trump isagoo qiyaasay furihiisa sirta ah- "maga2020!"
Balse...



















