32.9 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Dowladda Djibouti oo loo haysto dad rayid ah oo guryahooda lagala baxay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Jimciyadda Xuquuqal Isaanka ee Djibouti ayaa sheegtay in dabayaaqada todobaadkii hore dad badan oo rayid ah ay ciidamada nabadgelyada ee Djibouti ka soo qabqabteen...

Xukunka Kiiska dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya oo la shaacinayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xukunka dacwada muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxay si rasmi ah Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ugu dhawaaqi doontaa 12-ka October ee...

Xiisadda u dhexeysa Faransiiska, Australia, Mareykanka iyo Britain oo cirka isku sii shareeraysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulan loo balansanaa in uu dhex maro wasiirada gaashaandhiga ee Faransiiska iyo Ingiriiska ayaa la baajiyay iyada oo uu sii socdo khilaafka diblomaasiyadeed ee...

DEG DEG: Beesha Caalamka war cusub kasoo saartay khilaafkii Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Beesha Caalamka aya war saxaafaded wadajir ka soo saaray khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, iyagoo sheegay inay aad ugu walacsan yihiin khilaafka...

Britain, Mareykanka iyo Australia oo gaaray heshiis ka dhan ah Shiinaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-UK, Mareykanka iyo Australia ayaa ku dhawaaqay heshiis dhanka ammaanka iyo ciidamada ah oo ay ku wadaagayaan teknolojiyadda gaashaandhigga, si looga hortago Shiinaha. Dalalka UK...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga ka socda QM?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay...

Afgambi militari oo ka dhacay dalka Guinea iyo Madaxweynihii dalkaas oo gacanta lagu dhigay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo Millateri ah ayaa ayaa afgambi kula wareegay dalka Guinea ee Galbeedka Afrika, waxaana sidoo kale hadda dalkaasi ka taagan xaalad kacsanaan ah, iyadoo...

Gargaar Farabadan Oo La Gaarsiiyey Gobolka Tigray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Sabti ah ayaa Itoobiya waxaa la gaarsiiyey in in ka badan 150 gaadiid sida gargaar Bani’aaadanimo uu labadii maalmood ee la soo...

Wasiirka Gaashaandhigga Somalia oo kulamo ka bilaabay Turkiga iyo U jeedka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya  Xasan Xuseen Xaaji oo howlo shaqo ku tagay Dalka Turkiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Ee Magalada Ankara ...

Ingiriiska oo Dhammaan Ciidamadiisa kala baxay Afganistan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ingiriiska ayaa soo gabo gabeesay daad gureynta muwaadiniisa ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan magaalada Kabul ay dhawaan la wareegeen dagaalyahanada kooxda Taalibaan. Ciidamo badan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan