Nin ku hubeysan qaanso iyo falaar oo Dad ku laayey Dalka Norway
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shan qof ayaa dhimatay laba kalana waa ay dhaawacmeen dalka Norway kaddib markii uu weerraray nin adeegsanaya qaanso iyo falaar sumeysan.
Xalay abaare 18:13 waqtiga...
Garsoore Cabdiqawi oo diiday qodobo kamid ah Go’aankii Maxkamadda ICJ
MUQDISHO-AYAAMAHA-Garsoore Cabdiqawi Axmed Yuusuf oo ah Soomaali ka mida garsoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa sheegay in go’aankii kasoo baxay maxakmadda ee...
Madaxweynaha Kenya oo kasoo horjeystay go’aankii Maxkamadda ICJ
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee qeybta libaax Muqdisho ka siiyay murankii badda ee u dhaxeeyay...
Muxuu noqon karaa go’aanka Maxkamadda ICJ ee maanta lafilayo?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta oo talaado ah la filayaa in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ inay ku dhawaaqdo natiijada kiiska dacwadda Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya...
Shiinaha ma u sahlan tahay inuu weerarro Taiwan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xiisadda ka dhex taagan Shiinaha iyo Taiwan ayaa mar kale meel adag gaartay, xilli xukuumadda Taipei ay ka walaacsan tahay daandaansiga uga imanaya dhanka...
Taariikhda muranka badda Kenya iyo Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dacwaddan la xiriirta muranka dhanka xuduudda badda ayaa soo jiitameysay in ka badan 10 sano, balse dowladdii madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bishii...
Maxaa la gudboon hadii Kenya ay diiday go’aanka Maxkaada ICJ?
Kenya ayaa sheegtay in aysan aqoonsan doonin go'aanka lagu wado inuu ka soo baxa maxkamadda caaalamiga ah ee ICJ, kaas oo aaddan muranka soohdinta...
Turkiga oo diyaarado dagaal ka dalbaday Maraykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Turkiga ayaa ka codsaday Maraykanka inuu ka iibiyo 40 diyaaradaha dagaalka ee nooca loo yaqaan F-16, iyo weliba ku dhawaad 80 ah qalabka lagu...
Shimbir laga soo badbaadiyay Afqaanistan lagu hayo Magaalada Abu Dhabi.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shimbir ka mid ah kuwa guryaha lagu xanaaneysto ay leedahay gabadh reer Afghanistan ah oo ka mid ahayd dadkii laga soo daad gureeyay magaalada...
Safiirka cusub ee Midowga Yurub oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay.
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda xilgaarsiinta Balal Maxamed Cusmaan, ayaa kaga guddoomay Caasimadda Muqdisho, nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo...


















