31.9 C
Mogadishu

Uncategorized

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha saluug ka muujiyay deeqda Beesha Caalamka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in deeqda ay beesha caalamka ku bixiyaan Soomaaliya aysan ka...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay qarax haleelay gaari ay saarnayeen ciidamo...

Abaabul dagaal oo ka dhan Al-shabaab oo ka socda Galgaduud

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Abaabulka dagaal ka dhan Al-shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay ka socda degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud, kaasi oo ay qeyb ka yihiin Saraakiil...

Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay Xubin katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidamada Nabadsugida dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool waxaa ay kusoo bandhigeen Xuin katirsanaa ururka Al-Shabaab, kaas oo...

Saddex arrimood ka ogoow shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho ka furmaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afar kamid ah hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada Soomaaliya oo kala ah Jubaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle ayaa caawa ku hooyanaya magaala madaxda waddanka ee...

Xasan Sheekh oo wado qorshe lagu soo saarayo xisaabiyeyaal xirfad leh oo la aqoonsanyahay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aaddan...

Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaaladda caasimada ah ee Muqdisho si uu kaga qeb galo shir u furmi...

Muxuu yahay sarkaalkan katirsanaa Al-shabaab ee dowladda Soomaaliya sheegtay inay dishay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ay ciidamada dowladdu ka sameeyeen deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeella Hoose ay ku dileen sarkaal sare oo ka...

How to get Love when you are Honest On your own

One of the best ways to appeal to love is by being honest about your earlier. You may have built...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan