29.9 C
Mogadishu

Wararka

Xisbigii ugu horreeyey ee ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday Boosaaso.

Xisbiga Himilo Qaran oo uu hogaamiye Madaxweyihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa noqday xisbigii ugu horreeyey ee ka hadla dagaalkii khasaaraha ka...

XOG cusub oo kusoo korortay magacaabida Golaha Wasiirada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa uu wadaa la tashadii ugu dambeeyay uu ku soo dhisayo golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya. Kulamadan ayaa...

Ciidanka dowladda oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab fuliyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay geeysay Gobolka Gedo ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka...

War cusub oo kasoo kordhay ninka loo haysto dilkii Raysul Wasaarihii Japan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska dalka Japan ayaa qiray in uu liitay qaabka loo sugayay amniga Raysul Wasaarihii hore ee dalkaas, Shinzo Abe, kaasoo Jimcadii toogasho lagu dilay...

Maxaad ka taqaanaa saaxiibkii Fahad Yaasiin ee Xasan Sheekh u raacay Dalka Eritrea?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaalkiisa dalalka gobolka iyo guud ahaa waddamada Qaaradda Afrika ka billaabay dalka Eritrea, halkaasoo uu galankii danbe...

Laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay Rag dhac ka geysanayay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada ammaanka degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa howgal ay sameeyeen waxaa ay gacanta ku dhigeen rag burcad hubeysan ah oo dhac ka geysanayay...

Ninkii dilay Shinzo Abe oo shaaciyey ‘xog xasaasi ah’ iyo sababta oo u dilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muuqaallo uu baahiyey taleefishinka NHK ayaa muujiyey Shinzo Abe oo taagan masrax uu taageerayaal kula hadlayey markii nin wata shaati leh midab cowl ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Ereteriya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya ayaa la filayaa in uu kulan la qaato...

Muslimiinta caalamka oo maanta u dabaal degaya Munaasabadda Ciidul Adxaa

Dadyowga Islaamka oo ku kala sugan dalalka caalamka ayaa si weyn ugu dabaal degaya farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa oo maanta ku beegan. Maanta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu so laabtay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan