DEG DEG:- Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey in 16-ka kursi ee Gedo laga wareejiyey Garbahaarey.
                    KISMAAYO-AYAAMAHA-War-saxaafadeed kasoo saaray Guddiga doorashooyinka ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga uu arkay in Magaalada Garbahaareey ay  ka jiraan caqabado amni oo ku hor...                
            Wararkii ugu dambeeyey Xafladda dhaarinta iyo Xildibaano kusii qul qulaya Afisiyooni.
                    MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa socda diyaar garowga munaasabada xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka 11aad lagu dhaarinayo inkastoo dib udhac dhinaca wakhtiga ah uu yimid.
Waxaa la filayaa in...                
            Cali guudlaawe oo ku dhawaaqay go’aan culus oo ka dhan ah Guddiga Doorashooyink.
                    JOWHAR-AYAAMAHA-Dowladda Hirshabeelle waxay aad uga xuntahay hakinta sharci darrada ah ee lagu sameeyay Kursiga HOP086 oo deegaan doorashadiisu tahay Dowladda Hirshabeelle.
Dowladda Hirshabeelle waxay cadeeyneysaa...                
            Garyaqaanka Guud oo Dalab cusub u diray Maxkamadda Sare
                    MUQDISHO-AYAAMAHA-Garyaqaanka Guud ee Dowladda Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa jawaab iyo dalab codsi ah u diray maanta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
Qoraalka ayaa ku saabsanaa jawaabta...                
            Xildhibaanada berri la dhaarin doono oo farrin cusub loo diray
                    Qoraalkan waxaa loo diray xildhibanada cusub ee Golaha Shacabka oo berri la dhaarin doono.
Hoos ka akhriso.
Xildhibaano Ramadaan Kariim
Beri hadii ilaahay yiraahdo xildhibaanka oo wata...                
            Soomaaliya & itoobiya oo ka wada hadlay badqabka iyo amniga Diyaaradaha
                    MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya xilgaarsiinta Duraan Axmed Faarax ayaa shir Guddoomiyay kulan ay yeesheen Hay’adaha Duulista Rayidkaa ee Soomaaliya iyo...                
            Heshiis hordhac ah oo laga gaaray Kuraastii KG Ee xildhibaanada la hakiyey
                    MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada heer federaal Soomaaliya ayaa xubno ka socday waxay saacadihii lasoo dhaafay kulamo la lahaayeen mas’uuliyiinta maamulka gobolka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Kulamadaan waxaa qeyb...                
            Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo weli ka socota Muqdisho
                    MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii 11aad Magaalada Muqdisho waxaa ay ka wadaan Shahaado siinta   Xildhibaannada dooran ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah...                
            Ukraine oo gacanta ku dhigtay Siyaasi saaxiib dhow la ahaa madaxweynaha Ruushka.
                    
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in xabsiga loo taxaabay siyaasi u dhashay dalkaas oo xulafo la ah dowladda Ruushka, kaas oo baxsad ahaa in muddo...                
            Seddex Arrimood oo sababi kara in NATO ay ku biirto dagaalka
                    
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirrada Gaashaandhigga ee dalalka ku jira isbahaysiga NATO ayaa isbuucii lasoo dhaafay kulan ku yeeshay magaalada Brussels ee dalka Belgium. Waxaa halkaas go'aan looga...                
            

















