29.7 C
Mogadishu

Wararka

Nin Soomaali ah oo hadiyaddii ugu cajiibsanayd siiyay garsoore Mareykan ah oo caan ka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Garsooraha dunida caanka ka ah ee ka howl gala Mareykanka, Frank Caprio - oo lagu bartay xukunnadiisa caddaaladda iyo naxariistu ku dheellitiran tahay -...

Ergeyga gaarka ee gurmadka abaaraha oo booqday barakacayaal wajahaya xaalad adag

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa u kuur galay xaaladda dad kusoo Barakay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, balse hadda wajahaya xaalad...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Jaamacada carabta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada Carabta u fadhiya dalkeenna Amb. Salah Elguneid. Danjiraha oo...

Saddex ka mid ah Guddiga doorashooyinka Somaliland oo iscasilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saddexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Biixi.. Seddexda xubnood ee is casilay ayaa kala ah: 1) Cabdiraxmaan Maxamed...

CC Warsame oo markii ugu horreysay ka hadlay sharci ahaanshaha xilka loo magacaabay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo 24-kii bishii la soo dhaafay madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay Ergayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha Soomaaliya ayaa magacaabistiisa kadib...

QM oo sheegtay in 1.5 milyan oo carruur Somali ah soo food saartay nafaqo-xumo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qoondo cusub oo dhan 20 milyan oo dollarka Mareykanka ah oo ka timid Sanduuqa...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Koofur Afrika.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika waxaa xalay dil loogu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo lagu weeraray goobo ganacsi oo ay ku laahaayeen...

Midowga Afrika oo Putin kala hadlay dagaalka ka socda Ukraine

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas’uulka ugu sarreeya Midowga Afrika ayaa Jimcihii la kulmay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, iyagoo ka wada hadlay dagaalka Ukraine iyo saameynta uu ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Galmudug

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay nabaddoonada iyo odayaasha...

Maxaad ka ogtahay qorshaha ku gedaaman guriga loo dhisaayo Madaxweyne Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmahan baraha bulshada waxaa ka socda qorshe lacag loogu aruurinayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo la sheegay in guri loogu dhisi...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan