28.3 C
Mogadishu

Wararka

Ruushka oo la yimid qorshayaal cusub oo ku aadan dagaalka Ukraine

MUQDISHO-AYAAMAHARuushka ayaa qorshihiisa dagaal hadda u weeciyay dhanka bari ee dalka Ukraine, halkaasi oo ciidamada Ukraine ay ku wajahayaan dagaal adag oo si weyn...
AL-SHABAAB IYO Baraawe

Dagaal ka socda degmada Diinsoor ee Gobolka Baay

BAYDHABO-AYAAMAHA-Dagaalka oo aad u xoogan una dhaxeeya Ciidamada Itoobiya ee katirsan AMISOM iyo Xubno kafirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka socdaa degmada Diinsoor...

Axmad Madoobe oo diiday dalab ay hor dhigeen Beesha Caalamka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada kula kulmau Xildhibaanada laga soo doortay Jubaland ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha oo la...

Taliyaha Cusub ee Booliska Beledweyne oo Maanta xilka la wareegay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ka qeyb-galay munaasabad xilka kula wareegayay Taliyaha cusub ee Saldhiga Booliska Degmada Beledweyne L/X Bishaar Xuseen Jimcaale. Taliyaha...

Fahad Yaasiin oo dacwad ka gudbiyay guddiga FEIT

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimihii hore ee hay'adda sirdoonka iyo nabad sugidda qaranka Soomaaliya, haddana ah la taliyaha dhinaca amniga ee madaxweynaha, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa dacwad...

RW Rooble oo maanta qaaday tallaabo dhabar jab ku ah Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka...

Maxay tahay halista dalka kusoo food leh ee Wasiirka amniga ka digay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in dalka meel xun ku wado, waxa uuna sheegay Wasiirka in Farmaajo...

Ciidanka ATMIS oo howlgal cusub ka bilaabay Xerada Xalane & agagaarkeeda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciiddanka nabad ilaalinta ee ATMIS ee ka howlgalla Soomaaliya ayaa Maanta howlgal ay ku sheegeen Amni xaqiijin ka bilaabay Gudaha Xerada Xalane Magaalada...

Ra’iisal wasiirihii dalka Pakistan oo xilka laga tuuray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisal Wasaaraha Pakistan Cimran Khan ayaa lumiyey codka kalsoonida kaddib marki baarlamaanka dalkaas aqlabiyaddiisii ka codaysay hoggaamintiisa. Arrintan ayaa timi kaddib markii ay mooshin ka...

Wararkii ugu dambeeyey doorasho manta ka dhacays Jowhar.

MUQDISHO-AYAMAHA-Guddiga Maamulka Doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in Magaalada Jowhar ay ku qabtaan doorashada mid ka mid ah kuraas...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan