27.4 C
Mogadishu

Wararka

Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Axmed-Safiino-

Guddiga Doorashooyinka FEIT oo war Deg Ded ah soo saaray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa ku dhawaaqay in waqtigii loo qabtay dhaarinta Xildhibaannada labada Aqal ee Shahaadooyinka la siiyay ay dhaceyso, kaas oo ku...

Badda loo xukmiyay Soomaaliya oo ay Kenya wali ka faa’iideysanaysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Lix bilood ayaa laga joogaa markii ay Maxkamadda Cadaalladda Adduunka xukuntay dacwadii badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya, go'aankaas oo inta badan aagga...

Taliye Odawaa oo shaaciyay sababta sanadihii la soo dhaafay loo qaban waayay dabaaldaga Aas’aaska...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage oo khudbad ka jeedinayay munaasabad loogu dabaaldegayay 62 sano guuradii kasoo wareegtay Aas’aaska Ciidanka...

Ciidamada meliteriga oo saaka xiray waddooyinka qaar Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka oo saaka udabaal degaya munaasabada markii la aas aasay 62 sano ka hor ayaa xirtay inta badan waddooyinka caasimada Muqdisho. Isgoyska Tarabuunka...

Cabduqaadir Cosoble oo markale loo doortay kursiga Hop#140.

JOWHAR-AYAAMAHA-Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle waxaa lagu qabtay doorashada kursiga Hop#140, kaas oo uu markale ku guuleystay Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali. Doorashada kursigaan...

Akhriso guud ahaan tirada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee qaatay Shahaadada Xildhibaanimo.

Liiska Tirada Xildhibaanada Guud ee qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya: 1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038 2. Yusuf Gelle Ugas GSH#026 3. Mohamed Ali...

WAARE:-“Eed badan, dhaawac, dil, qarax iyo ciidan la isku adeegsaday ayuu qabaa kursiga Fahad...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay khilaafka hareeyey natiijadii la diiday ee doorashada afar kursi oo seddax laga soo doortay...

DEG DEG:-Baarlamaanka Pakistan oo doortay Ra’iisul wasaare cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sharci-dejiyayaasha Pakistan ayaa maanta u doortay Shehbaz Sharif inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub kadib markii Axaddii xilka laga tuuray Imran Khan oo iska casilay...

Maxay tahay walaaca ay qabaan Midowga Murashaxiinta ee ku aadan maalinta Ciidanka Xoogga Dalka?

MUQDISHO-AYAMAHA-Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha  ayaa Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) ugu hambalyeeyay munaasabadda aasaaskooda oo ku beegan 12-ka Apriil oo Maalinta Berito ah, iyaga oo cadeeyay...

Maxaa laga filan karaa xuska 12-ka April ee aadka loo hadal haayo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaarada gaashaandhiga dalka ayaa shaaca ka dhigtay in munaasabad ballaaran oo lagu xusayo maalinta aas aaska ciidanka xoogga dalka ay qaban doonaan. Saraakiil katirsan ciidamada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan