AMISOM oo khilaafkii Farmaajo iyo Rooble dab kusii shiday, go’aan cusubna soo saartay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska AMISOM, ayaa qoraal kasoo baxay caawa sheegtay in laga bilaabo 10 ilaa 16 bishaan April ay xiri doonto kaamka ay deggan yihiin ee...
XASAASI:- Labo dal Afrikaan ah oo isku haysta arrinta ceyrinta Madeira.
Qoraalkaan hoos ku qoran waxaa bartiisa facebookga ku qoran Yaxye Caanir oo ah aqoonyahay Soomaaliyeed.
Hoos ka akhriso.
Arrinta Amb.Madeira, yaa isku heeysto?.
waxaa isku heeysto.
1.Waxa is...
Sacuudiga oo shaaciyey tirada sanadkan loo ogolyahay Xajka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sacuudi Carabiya ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay u oggolaan doonto hal milyan oo Muslimiin ah oo ka kala imanaya gudaha dalkaasi iyo...
Midowga Afrika oo markii ugu horreysay war kasoo saaray tilaabadii lagu eryay Fransisco Madeira
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Midawga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa qaadacay talaabadi ee Ra’isal wasaare Rooble ku eryey Amb Madeira.
Gudoomiyaha ayaa sheegay inu Ka walaacsanyahay warqadaas uu...
Xubno Shabaab ah oo isku soo dhiibay ciidanka NISA ee Gedo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Ciidamada nabad sugida Soomaaliya ee ka howlgalla degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay soo bandhigeen labo Xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab,...
Guddiga doorashada federaalka oo si cusub uga hadlay kuraastii la hakiyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli ay socdaan dedaalo la’isugu soo dhoweynayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen iyo Ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo uu khilaaf ka dhex dhashay...
Doorashada Saddex kursi oo maanta ka dhaceysa Magaalada Jowhar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle ayaa maanta la filayaa in magaalada Jowhar uu ku qabto doorashada Saddex kursi oo taala Magaaladaas.
Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa...
Dalka Ukraine:-Khasaaro ka dhashay gantaal lagu garaacay goob tareenada laga raaco
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiisha maamusha khadka tareenada ee dalka Ukraine ayaa sheegay in illaa 50 qof ay ku dhinteen, oo ay ku jiraan shan carruur ahi, weerar...
Midowga musharaxiinta oo war cusub kasoo saaray go-aankii dalka looga saaray Francisco Madeira
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhoweyay go’aankii ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare, Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo dalka ka eryay Danjire Francisco Madeira...
Muuse Biixi oo ka hadlay lacagtii ay u fasaxday dowladda Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland oo madaxda sare ee dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey Gurmadkii ay u sameeyeen walaalahood Somaliland.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadalkan...




















