Koonfur Galbeed oo xiriirka u jartay wadashaqeyntii ay la laheyd RW Rooble.
HOOS KA AKHRISO.
Dowlad Koonfur Galbeed waxay caddeynaysaa in go’aanka kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha uu yahay mid sharci darro ah oo baal marsan go’aannadii iyo...
Galmudug oo war kasoo saartay khilaaf madaxda dalka iyo doorashooyinka.
HOOS KA AKHRISO.
Dowladda Galmudug waxay aad uga walaacsantahay xaaladda khilaafka kasii daraya ee ku yimid hanaankii doorashada oo marayay meel gebogabo ah.
Dowladda Galmudug waxay...
DEG DEG:- Rooble oo xubinnimadii ka qaaday xubno ka tirsanaa FEIT soona saaray awaamir...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu bogaadinayaa dadaalka Guddiga FEIT iyo guddoonkooda iyo xoghayeyaasha Guud ee Labada...
Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka oo qaaday Shahaadada Xildhibaanimo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii Saddexaad waxaa ay Shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaannimo guddoonsiiyeen Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya eek u...
Khasaaro ka dhashay qarax lala eegtay ciidamo katirsan AMISOM.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa qarax lagula eegtay wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho & degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Qaraxa oo...
Shir looga hadlayay amniga Garoonka Aadan Cadde oo Muqdisho lagu qabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa Muqdisho shir kula yeeshay Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda, Agaasimaha...
Doorashada hal kursi oo maanta ka dhaceysa Beledweyne.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ku qabanaya doorashada kursiga Hop#39, kaas oo jadwalkiisa ay...
Xildhibaanada Koofur Galbeed oo maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen ayaa xalay fasaxay xildhibaanada Labada Aaqal ee laga soo doorto Koofur Galbeed kuwaa oo ku sugan magaalada Baydhabo.
Madaxtooyada Lafta-Gareen...
Rooble oo amray in Somaliland loo fasaxo lacag gurmad ah oo dhan $ 11,700,000
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa amray in si deg deg ah loo fasaxo lacag dhan $ 11,700,000 ( Kow iyo Toban...
Tirada xildhibaanada GSH ee qaatay shahaadada oo kor u dhaaftay 100.
MUQIDSHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay Maanta Shahaadada Xildhibaannimo iyo kaararka Aqoonsiga siiyeen Xildhibaano katirsan labada Aqal ee...