Nin Lagu Eedeeyay in uu Iibin Jiray Hilib Dameer Oo Gacanta Lagu Dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Ammaanka degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay gacanta ku dhigeen Nin lagu eedeeyay in uu suuqa degmadaaasi ku...
Haweeney Lacag U Ururin Jirtey Alshabaab Oo Loo Gacan Geliyay Maraykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney u dhalatay dalka Holland balse asalkeedu yahay Soomaali oo todobo sano ka hor lagu soo eedeeyay in ay lacag u aruurineysay kooxda Al-Shabaab...
Gabadhii Taalibaan Madaxa ka toogatay oo dhigatay aroos cusub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gabadha ku guulaysatay biladda nabadda ee Nobel Peace Prize Malala Yousafzai ayay is guursadeen lammaaneheeda cusub kadib ixaflad Islaami ah oo ka dhacday Birmingham.
Iyada...
Dad Careysan Oo Muqdisho ka Dhigay Banaanbax ka Dhan ah Dilal Cusub oo Ka...
MUQDISHU-AYAAMAHA-Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Ilaalada Waddooyinka ee taraafikada ayaa duhurnimadii Maanta Darawal Mooto Bajaaj ku dilay Isgoyska Dabka...
Madaxweyne Qoorqoor Iyo James Swan Oo Ka Wada Hadlay Khilaafka Doorashada
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye( Qoor Qoor) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu la kulmay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada...
XOG:- Farmaajo iyo Qoor-qoor oo hal arrin isku khilaafsan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa khilaaf xoog leh uu soo kala dhexgalay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo dhinac isku ah iyo...
Tirada dadka qaba xanuunka dhimirka ee Muqdisho oo sii korortay.
MUQDIAHO-AYAAMAHA-Xaruunta dhimirka ee Dr Xabeeb ee Muqdisho ayaa waxaa kujira Bukaano badan oo la xanuunsanaya xanuunka dhimirka oo Soomaali badan la dhibaateysan.
Dr Xabeeb oo...
Wasiir Janan Oo Loogu Baaqay In Si Deg Deg Ah Uga Baxo Mandheera
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid ah shacabka magaalada Mandera ee woqooyi bari Kenya ayaa maamulka dowladda dhexe ee kenya u gudbiyay cabasho ku aadan ciidamo ay...
Tanzania Oo Xirtay Haweeney Caawisa Dumarka Ka Baxa Diinta Islaamka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Tanzania ayaa haweeney u dhalatay dalka Australia una ololeysa xuquuqda haweenka, oo lagu magacaabo Zara Kay, su'aalo ka weydiineysa dhalashadeeda.
Benedict Ishabakaki ayaa BBC-da...
RW Rooble iyo Qoor Qoor oo Isbitaalka ku baaqday dhaawacyada dagaalkii Wisil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa isbitaalka ku booqday askar iyo rayid...