24.7 C
Mogadishu

Wararka

Mareykanka oo xayiraado hor leh ku soo rogay Madaxda Soomaaliya kadib dib u dhaca...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ka dib markii dowladda Soomaaliya iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada ay ku guuldareysateen dhameystirka doorashada aqalka hoose oo ku ekayd 15-ka Maarso, Mareykanka...

Safaaradda Mareyanka ee Muqdisho oo war kasoo saartay jadwalkii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda Mareyanka ee Muqdisho ayaa  boggeeda Twitter-ka ku sheegaty inay  taageertay jadwalkii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee ku saabsan dhameystirka Xildhibaannada...

Muxuu yahay go’aanka Midowga Musharraxiinta ee Jadwalka Guddiga doorashooyinka ay soo saareen?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharraxiinta ayaa soo dhowaynayay jadwalka dhammaystirka doorashooyinka 2020/22 ee ay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT). Goluhu wuxuu caddayay in kaalinta Dawlad...

Dad gaajo iyo harraad ugu geeriyoodey Ceel Waaq

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaalad abaar oo ka jirta deegaanka Ceelwaaq iyo deegaanada ku hareereysan ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya, ayaa saameeyey dadka iyo duunyadaba. Illaa iyo shan...

Wada Hadalada Ruushka Iyo Ukraine Oo Meel Wanaagsan Maraya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in wada hadalada ay la leeyihiin Ruushka ay haatan u muuqdaan kuwo macquul ah, oo yeelanaya natiijo mira...

Askar badan oo Kenyati ah oo lagu laayey gobalka Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sagaal askari oo Kenyan ah oo ka tirsan howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa la dilay, halka shan kalana ay dhaawacmeen, kaddib markii gaari...

Mareykanka oo Soomaaliya dib ugu soo celinaya Ciidamadiisa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Maraykanka ayaa lagu wadaa inay ciidamo keento Soomaaliya si ay u xakameeyaan khatarta ururka al-Shabaab ee sii kordhaysa sida uu taliyaha ciidamada Maraykanka...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka dalka Ukraine

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaafiicda iyo diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa wali sii wada duqeymaha ay ku garaacayaan magaalooyinka dalka Ukraine. Ku xigeenka duqa magaalada Mariupol, ayaa sheegay in...

Guddiga doorashooyinka Puntland oo Guddoomiye kuxigeen doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kadib kulan ay Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ku yeesheen Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay ku doorteen...

Guddiga doorashooyinka Puntland oo Guddoomiye kuxigeen doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kadib kulan ay Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ku yeesheen Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay ku doorteen...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan