25.1 C
Mogadishu

Wararka

Musharrax Daahir Geelle oo cadeeyay mowqifkiisa dib u dhisigta doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa noqday musharrixii ugu horreeyay ee cadeeya mowqifkiisa ku aadan go’aanka Golaha wadatashiga ay dib ugu dhigeen dhameystirka...

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay qaraxii maanta lagu weeraray.

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa war kasoo saaray Qarax maanta lala eegtay kolonyo galbineysay oo geestay khasaaro kala duwan. Hoos ka akhriso: Waxaan Ciidamada Madaxtooyada Puntland...

Doorashada labada Aqal ee Gobolada Waqooyi oo la soo geba-gabeeyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgalinta doorashada labada gole ee gobollada Woqooyi ee {Somaliland} ayaaa maanta soo geba gabeeyay doorashada xildhibaanada golaha shacabka, waxaana uu noqonayaa guddigii ugu...

Deni oo soo bandhigay waxyabaaha uu ka ogyahay heshiiska Shidaalka ee is qabqabsiga dhaliyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Pungland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu sharci darro yahay heshiiska Shidaalka ee Wasiirka Batroolka sheegay in uu la saxiixday...

Muqdisho oo maanta lagu soo gabagabeynayo doorashada xildhibaanada G/Waqooyi.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Gobollada Waqooyi-Somaliland ayaa maanta soo gabagabeynaya Doorashada saddexda kursi ee ugu dambeeyay kuraasta saamiga looga siiyay Golaha Shacabka Baarlamaanka...

Doorashada 6 kamid kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo ah degaan doorashada labaad ee Hir-Shabeelle ku...

Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16-aad Ciidanka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey Degaanka Goobaale ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Howlgalka...

Waddooyinka qaar ee Beledweyne oo xiran & saameyn ka dhalatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saaka xiran xilli doorshada kuraastii ugu horeeysay ee Golaha Shacabku lagu qabanayo Beledweyne. Ciidamo farabadan...

XOG Dheeraad ah oo laga helay kulankii Cali Guudlaawe iyo Fahad Yaasiin.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Madaxtooyada Magaalada Beledweyne waxaa uu kula Lataliyaha Amniga Madaxweyne Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo...

DEG DEG : Rooble oo qaadacay Heshiiska Cusub ee Shidaalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen  Rooble ayaa qaadacay Heshiis shidaal Cusub oo wasaarada patroolka gashay. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu yiri “Heshiiska la...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan