Sheekh Shariif oo ka hadlay geeridii ku timid Xildhibaan Maxamed Muxumed Kuulow
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay geeridii ku timid Xildhibaan Maxamed Muxumed Kuulow oo ahaa...
Gantaal halis ah oo laga soo riday dalka Hindia oo ku dhacay Pakistan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Gaashaandhigga ee Hindiya ayaa bayaan ay soo saartay ku qiratay in gantaal dalka Pakistan 9-kii bishan uu ahaa mid si khaldan loo riday...
Yaa ka dambeeyey in Wasiir Alcadaala uu u tanaasulay Xildhibaan Odowaa?
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Wasiir ku xigeenka warfaafinta xukuumada federalka Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Alcadaala ayaa ka tanaasulay u tartamida kursiga #HOP069 isagoo sheegay inuu u tanaasulay C/raxmaan Odowaa...
Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka qabashada doorashada Afar Kursi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudiga doorashada Hirshabeelle SEIT aya shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne.
Kuraaastaan ayaa horay loo shaaciyay laakiin...
Maxay kawada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo safiirka Mareykanka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay ka wada hadleen...
Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in ay dhameystirayaan doorashada Golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda oo ka qabsoomay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.
Madaxweynaha ayaa ugu...
Galmudug oo tababar ku saabsan xallinta khilaafaadka u furtay 60 dhallinyaro ah
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Dhuusamareeb- Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo kaashanaysa Safaaradda dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb tababar ugu furtay lixdan...
Maxaa kajira in Cali Guudlaawe uu ku xayiran yahay Beledweyn?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta lagu waday inuu dib...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka socota Magaalada Baydhabo
BAYDHABO-AYAAMAHA-Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kurisgii ugu horreeyay ee doorashada maanta,iyada...



















