27.9 C
Mogadishu

Wararka

Amarkii Lafta-gareen oo buray iyo Sheekh Aadan Madoobe oo qaatay shahaadada xildhibaanimada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee qaatay shahaadada xildhibaanimada ee kasoo galay dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Isaga oo ka hadlayay shir...

Koonfur Galbeed oo kalsoonidii kala laabatay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal

Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay kalsoonidii ay kala laabatay guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer federaal. Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay tallaabadaasi...

Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Muuse Biixi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday Madax-banaaninda ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, sida lagu sheegay qoraal...

Raiisul Wasaaraha Uk oo ka hadlay musiibada Dabka ee suuqa Hargeysa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Raysal Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa ka hadlay musiibada Dabka ee saameysay suuqii Hargeysa, waxaa uu sheegay in Somaliland ay siin doonaan wixii taageero...

Shirqool cusub oo lala damacsan yahay Fahad Yaasiin oo maanta ka bilowday Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarruunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa Ayaa Maanta ka Bilaabatay Diiwaan Galinta iyo Aqoonsi (Id Card) siinta Xildhibaanadda Cusub ee Baarlamaanka 11_Aad ee...

Rooble oo ka hadlay tilaabada ay qaadeen Guddiga doorashooyinka Heer federal

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay bilaashada bixinta shahaaddooyinka Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddiga FEIT oo saakay bilowday bixinta shahaadooyinka Xildhibaanada Labada Aqal

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa saaka oo sabti ah bilaabay bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal. Xildhibaan Mohamed Ali Omar (Caana-nuug) ayaa noqday xildhibaankii...

Hanti Malaayiin doolar ah oo ku gubatay Suuqa Weyn ee Hargeysa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Khasaare lixaad leh oo malaayiin doolar gaaraya ayaa ka dhashay dab saacado badan socday oo xalay baabi'iyay suuqa ugu wayn magaalada Hargeysa ee Waaheen. Abaare...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay Berri Soon tahay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cali Rooble oo shacabka si toos ah ugala hadlayey Telefashinka Qaranka ayaa shaaciyay in maqribkii Caawa...

Dowladda Sacuudiga oo xaqiijisay in berri ay tahay maalinkii koowaad ee Soonqaad

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Sucuudiga ayaa xaqiijisay in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan ka dib markii ay warbaahinta la hadleen khubaradii ku...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan