Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu magaalada Addis Ababa...
Madaxweynaha Jubaland oo qaabilay wafti heer caalami ah.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlada Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Caalamiga...
Cali Guudlaawe oo markii ugu horreysay Beledweyne ku guddoomiyay shirka Amiga
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Gobeedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Shirka...
Yaa soo agaasimay qorshaha lagu kala jebiyay kooxda Jeneraal Xuud?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku guuleystay qorshe ay u dhigtay ururkii Kacdoonka Hiiraan ee uu hoggaaminayey Jeneraal Abuukar Warsame Xuud, taas oo loo adeegsaday...
Xildhibaan cusub oo kusoo baxay doorasho ka dhacday Jowhar
JOWHAR-AYAAMAHA-Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka ee Barlamaanka 11aad ee Federaalka Soomaaliya.
Guddiga dorashada...
Garoowe oo lagu qabtay shir looga hadlayay Amniga.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka oo looga hadlayay Amniga Caasimadda Garoowe iyo Xaalufka Dhirta ayaa waxaa Maanta lagu qaabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.
Shirka ayaa waxaa ka...
Midowga Afrika oo wakiil usoo magacawday Soomaaliya kadib cayrintii Simon Molunga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha midowga Afrika ayaa Marwo Fiona Lortan u magacaabay inay noqoto ku xigeenka wakiilka midowga Aftika ee Soomaaliya.
Haweenaydan ayaa la sheegay in ay si...
Guddiga Doorashada Gobalada Waqooyi oo shaaciyay 5 kursi oo doorashadooda ay qabanayaan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka dadban ee gobolada Waqooyi ee Somalilnd ayaa shaaciyey qabashada doorashada 5 kursi, kuwaas oo kamid noqonay Baaramaanka 11-aad ee Jamhuuridda federalka ah...
Guudlaawe oo ballan qaaday cajiib ah u sameeyey Reer Beledweyne.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe oo ka hadlaayay Munaasabad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay Beledweyne oo uu Maanta gaaray ayaa waxaa uu sheegay inuu...
Maxay tahay xogta cusub ee Maraykanka helay oo ku saabsan duulaanka Ruushka ee Ukraine?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Mareykanka ayaa sheegaya in saraakiisha ammaanka ay ka digeen in haddii duulaan toos ah uu Ruushka ku qaado dalka Ukraine uu...